{"id":14758,"date":"2013-05-09T00:22:46","date_gmt":"2013-05-08T21:22:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14758"},"modified":"2013-05-09T00:22:46","modified_gmt":"2013-05-08T21:22:46","slug":"xasan-sh-maxud-waa-muhiim-in-dhalinyarada-soomaliyeed-shaqo-loo-abuurosi-ay-u-kobciyaan-horumarka-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/xasan-sh-maxud-waa-muhiim-in-dhalinyarada-soomaliyeed-shaqo-loo-abuurosi-ay-u-kobciyaan-horumarka-dalka\/","title":{"rendered":"&#8220;Xasan Sh.Max&#8217;ud&#8221; Waa Muhiim In Dhalinyarada Soomaliyeed Shaqo Loo Abuuro,Si Ay U Kobciyaan Horumarka Dalka."},"content":{"rendered":"<p>Mudane Gur-Guurte Madaxweynaha Jamhuuriyadda<br \/>\nFederaalka Soomaaliya oo<br \/>\nkhudbad ka jeediyey shirka<br \/>\nGanacsatada iyo<br \/>\nMaalgeliyeyaasha oo maanta ka<br \/>\ndhacay London ayaa Sheegay In Soomaaliyeyd Ay rabnaa in<br \/>\nUu ka dhigo dal ku dhisan<br \/>\ntechnologiyadda cusub oo<br \/>\nWadooyinka, dekedaha,<br \/>\nairportka, iyo guryaha waa ay<br \/>\nahaadaan kuwa aan ku dhisneyn<br \/>\ncilmigii hore balse ay qasab tahay<br \/>\nin ay ku dhisnadaan caqliga<br \/>\nqarniga 21aad iyo casriga cusub.<\/p>\n<p>Sido Kale Wuxu Xusay In Dowladda Soomaaliya Ay<br \/>\njuhdi badan ku bixisay amniga<br \/>\nWaxaan ognahay Bu Yir Soomaaliya<br \/>\nhidii ay tahay meel nabad ah<br \/>\nwaxaa laga herglin karaa<br \/>\nganacsi.<\/p>\n<p>Sido Kale Madaxweynaha oo hadalkiisa sii<br \/>\nwata ayaa sheegay in dowladdu<br \/>\nay dhiirigelineyso ganacsiga iyo<br \/>\nmaalgashiga,dowladdana ay<br \/>\ndhowaan hor keeneyso<br \/>\nbaarlamaanka sharciyadii<br \/>\nmaalgeshiga iyo ganacsiga<br \/>\nmadaxa bannaan Maalgashiga<br \/>\ndalkana waxey faa\u2019iido u tahay<br \/>\nshacabka Soomaaliyeed iyo dalka.Iyadoona ay muhiim tahay in<br \/>\nshaqo loo abuuro dhalinyarada<br \/>\nSoomaaliyeed si ay u kobciyaan<br \/>\nganacsiga iyo horumarka dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudane Gur-Guurte Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey shirka Ganacsatada iyo Maalgeliyeyaasha oo maanta ka dhacay London ayaa Sheegay In Soomaaliyeyd Ay rabnaa in Uu ka dhigo dal ku dhisan technologiyadda cusub oo Wadooyinka, dekedaha, airportka, iyo guryaha waa ay ahaadaan kuwa aan ku dhisneyn cilmigii hore balse ay qasab tahay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14758","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14758","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14758"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14758\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14758"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14758"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14758"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}