{"id":14757,"date":"2013-05-07T23:49:34","date_gmt":"2013-05-07T20:49:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14757"},"modified":"2013-05-08T02:56:09","modified_gmt":"2013-05-07T23:56:09","slug":"banaanbax-lagu-taageerayey-shirka-london-oo-maanta-ka-dhacday-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/banaanbax-lagu-taageerayey-shirka-london-oo-maanta-ka-dhacday-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Banaanbax Lagu Taageerayey Shirka London Oo Maanta Ka Dhacday Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Isusoobaxaani Lagu<br \/>\nTageerayo shirka Maanta ka<br \/>\nFurmay Magaaldda London Iyaa Waxa Uu Ka Dhacay Qeybo Ka Mid Ah Magaalada Muqdisho Iyadoona Uu ka soo qeygalay R\/<br \/>\nwasaraha Xukuumadda<br \/>\nSoomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid,Qaar kamid ah golaha Wasiiradda, kusimaha<br \/>\nGudoomiyaha gobalka Banaadir<br \/>\nahna gudoomiye ku xigeenka<br \/>\nMaamulka gobolka<br \/>\nBanaadir,Gudoomiyeyasha Dagmooyinka Gobalka Banaadir<br \/>\niyo Fanaaniin Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Munaasabada Ayaa Mas\u2019uliyiintii ka hadashay waxaa ka mid ahaa Cali Axmad Guure Oo Ah Ku<br \/>\nsimaha gudoomiyaha gobalka Banadir waxana uu sheegay in shacabka Muqdisho ay diyaar u<br \/>\nyihiin in ay madaxda Dalka la qeybsadaan guulaha siyaasadeed<br \/>\noo ay ka soo Hoyaan Shirka London.<\/p>\n<p>R\/wasaraha Xukuumadda<br \/>\nFederaalka Ah Ee Soomaaliya Saacid oo<br \/>\ngabagabadii Banaan baxa ka hadlay ayaa shirka ka socdo Magaladda London waxa uu ku tilmaamay in uu yahay Fursad Caalami ah oo dadaal kadib Soomaaliya u qabsoomay<br \/>\nasagoona Carbaabay in shirkaasi<br \/>\nuu ka duwan yahay kii Hore madama Soomaaliya Lagu Taageerayo.<\/p>\n<p>Sidoo Kale R\/wasaraha<br \/>\nSoomaaliya ayaa dhanka kale<br \/>\nwaxa uu ka hadlay Xaladda<br \/>\nAmaan ee Dalka waxana uu Tilmaamay in Dadka ku mashquulsan Amni Daradda<br \/>\nMagaladda ay Qorshenayaan in Ay Ladaalan Adag Lagali Doonaan.<\/p>\n<p>Isu Soo Baxaani Oo Lagu Qabtay Beerta Nabada Ee Dagmada Waabari Ayaa Amaanka Beerta Nabadda ee<br \/>\nDagmadda Waabari ayaa waxaa Amaanka si adag u sugayay<br \/>\nCiidamadda Amaanka iyo kuwa Booliska Iyadoona Bananbaxa Ay kaalin Muuqata ka qaateen<br \/>\nFanaaniinta Hobaladda Waabari.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isusoobaxaani Lagu Tageerayo shirka Maanta ka Furmay Magaaldda London Iyaa Waxa Uu Ka Dhacay Qeybo Ka Mid Ah Magaalada Muqdisho Iyadoona Uu ka soo qeygalay R\/ wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid,Qaar kamid ah golaha Wasiiradda, kusimaha Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna gudoomiye ku xigeenka Maamulka gobolka Banaadir,Gudoomiyeyasha Dagmooyinka Gobalka Banaadir iyo Fanaaniin Soomaaliyeed. Munaasabada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14757","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14757","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14757"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14760,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14757\/revisions\/14760"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}