{"id":14747,"date":"2013-05-07T23:14:06","date_gmt":"2013-05-07T20:14:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14747"},"modified":"2013-05-08T03:20:47","modified_gmt":"2013-05-08T00:20:47","slug":"shir-looga-hadlayo-dib-u-dhiska-iyo-xasilinta-soomaaliya-oo-maanta-ka-furmay-lancaster-house-ee-magaalada-london","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/shir-looga-hadlayo-dib-u-dhiska-iyo-xasilinta-soomaaliya-oo-maanta-ka-furmay-lancaster-house-ee-magaalada-london\/","title":{"rendered":"Shir Looga Hadlayo Dib U Dhiska Iyo Xasilinta Soomaaliya Oo Maanta Ka Furmay Lancaster House Ee Magaalada London."},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Britain ayaa bishii janaayo<br \/>\n2013 ku dhawaaqey shirkan in<br \/>\nay marti gelinayaan, waxaa soo<br \/>\nqaban qaabiyey Dowladda<br \/>\nIngriiska, waxaana wada<br \/>\nshirguddoominaya Britain Iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>David Cameron Ra\u2019iisul-wasaaraha Britain oo shirka furay, ayaa<br \/>\nsheegay in rajada Soomaaliya ay<br \/>\nnooshahay, beesha caalamkana<br \/>\nlooga baahan yahay inay Dowlada Somalia taageerto waxaana uu Ka hadley sida ay<br \/>\nXukuumaddiisa uga go\u2019an tahay<br \/>\nin ay taageerto horumarka<br \/>\nSomaliya gaartey.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Ra\u2019iisul wasaare David Cameron,<br \/>\nayaa intaa ku daray in dowladda<br \/>\nSoomaaliya ay horumar ka<br \/>\nsamaysay dhinaca xisaabtanka. Si<br \/>\nlooga hortago barkac<br \/>\nballaaran iyo dhoofinta<br \/>\nargagixisada.<\/p>\n<p>Xasan Sh.Max&#8217;ud Madaxweynaha Jamhuuriyadda<br \/>\nSoomaaliya oo khudbad ka<br \/>\njeediyey shirka ayaa ugu horeyn u<br \/>\nmahad naqey ka soo<br \/>\nqaybgalayaasha, waxaana uu<br \/>\nmahad ballaaran u direy Xukuumadda Britian ee isku<br \/>\nhawshey shirkan Taaba Galinteeda.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Sh. ayaa ka Ka Hadlay nidaamka dowladiisu Ay raaceyso taas oo uu ku sheegay in ay ka kooban<br \/>\ntahay 6 tiir oo uu ballan qaadey<br \/>\nsanadkii hore in ay Siindoonaan muhimadda.<\/p>\n<p>Sido Kale Madaxwaynaha ayaa sheegay in<br \/>\nSoomaaliya u baahan tahay in laga<br \/>\ntaageero caawinaad iyo maalgalin iyo in<br \/>\nlaga ilaaliyo kuwa isku dayaya in ay na burburiyaan.<\/p>\n<p>Xassan Shiikh Maxamuud<br \/>\nMadaxweynaha Soomaaliya ayaa<br \/>\nsheegay in dalkiisa ay ka taagan<br \/>\ntahay dhibaatooyin dhanka<br \/>\nhorumarka ah gaar ahaa<br \/>\niskoolada, Isbitaalada, Jidadka,<br \/>\nXarumaha Dowladda iyo adeega<br \/>\nasaasiga ah, Waxaana London u<br \/>\njoognaa sidii aan caqabadahaas<br \/>\noo kale u waajihi lahayn.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in<br \/>\nay isbedel ku sameeyeen<br \/>\narrimaha caddaaladda ee dalka,<br \/>\nisla amrkaana uu socdo<br \/>\ndhismaha ciidanka iyo dib u<br \/>\nhabaynta Booliska Soomaaliya Wuxuuna Madaxweynaha<br \/>\nkhudbadiisa ku soo qaatey in<br \/>\nhorumarka dhawaan la gaarey ay<br \/>\ngacan weyn ka geysteen dalalka<br \/>\nMidowga Africa iyo urur goboleedka IGAD, si gaar ah<br \/>\nwaxa uu Mahad ugu celiyey<br \/>\ndalaka Turkiga, Norway<br \/>\nMaraykankna, Japan iyo Midowga<br \/>\nYurub Iyadona Ay<br \/>\nShirkani ka soo qaybgaleen<br \/>\nin ka badan 50 Oo Caalamka Ka Tirsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Britain ayaa bishii janaayo 2013 ku dhawaaqey shirkan in ay marti gelinayaan, waxaa soo qaban qaabiyey Dowladda Ingriiska, waxaana wada shirguddoominaya Britain Iyo Soomaaliya. David Cameron Ra\u2019iisul-wasaaraha Britain oo shirka furay, ayaa sheegay in rajada Soomaaliya ay nooshahay, beesha caalamkana looga baahan yahay inay Dowlada Somalia taageerto waxaana uu Ka hadley sida ay Xukuumaddiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14747","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14747","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14747"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14747\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14762,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14747\/revisions\/14762"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14747"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14747"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14747"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}