{"id":14741,"date":"2013-05-05T23:48:06","date_gmt":"2013-05-05T20:48:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14741"},"modified":"2013-05-07T03:53:15","modified_gmt":"2013-05-07T00:53:15","slug":"sh-cali-dhere-weerarka-waziirka-waxaan-u-adeegsanay-gaari-walxaha-qarxo-laga-buuxiyey-oo-aan-hareeraha-wadada-u-dhignay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/sh-cali-dhere-weerarka-waziirka-waxaan-u-adeegsanay-gaari-walxaha-qarxo-laga-buuxiyey-oo-aan-hareeraha-wadada-u-dhignay\/","title":{"rendered":"&#8220;Sh.Cali Dhere&#8221; Weerarka Waziirka Waxaan U Adeegsanay Gaari Walxaha Qarxo Laga Buuxiyey Oo Aan Hareeraha Wadada U Dhignay."},"content":{"rendered":"<p>Sh.Cali Max&#8217;ud Raage Cali Dhere Afahayeenka Guud Ee Xarakada Shabaabul<br \/>\nMujaahidiin ayaa sheegay weerarkii maanta Muqdisho ka<br \/>\ndhacay In Ay Iyaga Ay Masuul Ka Yihiin.<\/p>\n<p>Sh.Cali Dheere ayaa sheegtay in ay<br \/>\ngaari miineysan ku weerareen wasiirka arrimaha gudaha Dowlada Soomaaliya<br \/>\niyo wafdi caddaan ah oo Uu ku sifeyyay Calooshood<br \/>\nu shaqeystayaal xilli ay marayeen<br \/>\nbartamaha Agagaarka Isgoyska K.M4.<\/p>\n<p>&#8220;Sh Cali Dheere &#8220;Mujaahidiinta ayaa maanta<br \/>\nbeegsaday wasiirka arrimaha<br \/>\ngudaha xukuumadda Ridada iyo<br \/>\nwafdi caddaan calooshood u<br \/>\nshaqeystayaal ah,weerarka<br \/>\nwaxaan u adeegsanay gaari<br \/>\nwalxaha qarxa lagasoo buuxiyay<br \/>\noo aan u dhignay wadada hareeraheeda&#8221;ayuu yirri Cali Dhere.<\/p>\n<p>Sidoo Kale wuxuu<br \/>\ntilmaamay in gaariga Oo miineysnaa<br \/>\nuu wadada ku sugayay bartilmaameedka kadibna uu<br \/>\nsidii larabay u beegsaday Wafdigii Uu Horkacayey C\/karin Xusen Guuled.<\/p>\n<p>Cali Dhere Wuxu Intaasi Raaciyey In Xarakada Shabaabul Mujaahid<br \/>\nqaraxii maanta Ay La Beegsadeen waqti munaasab ah<br \/>\nsida muuqatana Uu Ahaa mid aad loogasoo<br \/>\nshaqeeyay marka loo eego goobta uu ka dhacay iyo<br \/>\nmarxalada ay mareyso<br \/>\nXukuumadda uu madaxa ka<br \/>\nyahay Xasan Sh.Max&#8217;uud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sh.Cali Max&#8217;ud Raage Cali Dhere Afahayeenka Guud Ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegay weerarkii maanta Muqdisho ka dhacay In Ay Iyaga Ay Masuul Ka Yihiin. Sh.Cali Dheere ayaa sheegtay in ay gaari miineysan ku weerareen wasiirka arrimaha gudaha Dowlada Soomaaliya iyo wafdi caddaan ah oo Uu ku sifeyyay Calooshood u shaqeystayaal xilli ay marayeen bartamaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14741","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14741","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14741"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14741\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14755,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14741\/revisions\/14755"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14741"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14741"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14741"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}