{"id":14740,"date":"2013-05-05T21:41:34","date_gmt":"2013-05-05T18:41:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14740"},"modified":"2013-05-05T21:41:34","modified_gmt":"2013-05-05T18:41:34","slug":"ckariin-xuseen-guuleed-oo-maanta-ka-badbaaday-weerar-loo-adeegsaday-gaari-lagu-soo-xeray-waxyaaba-qarxa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/ckariin-xuseen-guuleed-oo-maanta-ka-badbaaday-weerar-loo-adeegsaday-gaari-lagu-soo-xeray-waxyaaba-qarxa\/","title":{"rendered":"C\/kariin Xuseen Guuleed Oo Maanta Ka Badbaaday Weerar Loo Adeegsaday Gaari Lagu Soo Xeray Waxyaaba Qarxa."},"content":{"rendered":"<p>Qarax ka dhashey gaari lagu<br \/>\nsoo xirey Waxyaabaha Qarxa Ayaa Subaxnimaddii Maanta waxa uu ka<br \/>\ndhacay Wadada Gasha Isgoyska K.M4 halkaasoo ah meelaha ugu mashquulka badan<br \/>\nmagaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Qaraxaani Oo ahaa<br \/>\nmid qorsheysan isla markaan Uu fuliyey gaari lagu soo xirey<br \/>\nBom,ka Qarxa Waxaana qaraxa lala<br \/>\nbeegsadey Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda<br \/>\nfederaaliga ah ee Soomaaliya<br \/>\nC\/ kariin Xuseen guuleed iyo<br \/>\nwefdi ka socdey dalka Qatar.<\/p>\n<p>Gaarigaasi Qarxay Ayaa La Sheegay Ninka wadey in uu<br \/>\nisku dayey in uu kala dhexgalo gawaaridii wefdiga taas oo u<br \/>\nsuurta geli weydey, Iyadoona Uu Isku Qarxiyey isla<br \/>\ngoobtii looga Shakiyey.<\/p>\n<p>Qaraxa Ayaa Waxaa Ku Geeriyootay In Ka Badan 11 Ruux waxaana ku<br \/>\ndhaawacmey Ku Dhawaad 25 qof<br \/>\nmana cadda Ilaa Iyo Hada in saraakiil<br \/>\nka mid ah dowladda ay waxyeelo<br \/>\nsoo gaartey Waxaana<br \/>\nwarbaahinta u sheegay in<br \/>\ngoobta qaraxu ka dhacay ay<br \/>\nahayd Boosteejo laga raaco gawaarida dadweynaha Warsame Joodax.<\/p>\n<p>Qaraxani ayaa imaanaya iyada oo<br \/>\nmuddo 4 cisho ah magaalada<br \/>\nMuqdisho, jidadkeeda waaweyn<br \/>\nu xirnaayeen Dowladda,<br \/>\nMadaxweynaha Soomaaliyana Uu<br \/>\nsheegay in muddadii ay xirnaayeen la baajiyey Al-Shabaab dhiig badan oo ay daadin lahaayeen.<br \/>\nSidoo Kalena weerarkan Waxa Uu Ku soo beegmayo<br \/>\nxili maalintii shalay Uu Hoggaamiyaha Al-Shabaab Abu-Zubeyr  Uu Sheegay In<br \/>\nweerarada cayn kani oo kale ah Ay La Beegsan Doonaan Madaxda Dowlada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax ka dhashey gaari lagu soo xirey Waxyaabaha Qarxa Ayaa Subaxnimaddii Maanta waxa uu ka dhacay Wadada Gasha Isgoyska K.M4 halkaasoo ah meelaha ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho. Qaraxaani Oo ahaa mid qorsheysan isla markaan Uu fuliyey gaari lagu soo xirey Bom,ka Qarxa Waxaana qaraxa lala beegsadey Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda federaaliga ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14740","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14740","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14740"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14740\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14740"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14740"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14740"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}