{"id":14738,"date":"2013-05-05T21:12:20","date_gmt":"2013-05-05T18:12:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14738"},"modified":"2013-05-05T21:12:20","modified_gmt":"2013-05-05T18:12:20","slug":"mudane-xasan-sheekh-waa-maalin-aad-iigu-qiimo-badan-inaan-u-imaado-dadka-reer-daynile-oo-ah-dad-wayo-arag-u-ah-duruufaha-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/mudane-xasan-sheekh-waa-maalin-aad-iigu-qiimo-badan-inaan-u-imaado-dadka-reer-daynile-oo-ah-dad-wayo-arag-u-ah-duruufaha-dalka\/","title":{"rendered":"&#8220;Mudane Xasan Sheekh&#8221; Waa Maalin Aad Iigu Qiimo Badan Inaan U Imaado Dadka Reer Daynile Oo Ah Dad Wayo Arag U Ah Duruufaha Dalka."},"content":{"rendered":"<p>Mudane Xasan Sheekh Gar-Guurte<br \/>\nMadaxweynaha Jamhuuriyadda<br \/>\nFederaalka Soomaaliya oo ay<br \/>\nwehliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda, Xildhibaano,<br \/>\nMaamulka Gobolka Banaadir iyo<br \/>\nsaraakiil ka tirsan ciidamadda<br \/>\nayaa maanta booqasho ku tegey<br \/>\nDegmada Dayniile ee Gudaha Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Waxaa Dayniile Ku Soo Dhaweyey Maamulka cusub ee Degmadaasi iyo bulshadda<br \/>\nqaybaheed kala duwan halkaasoo ay ka dhacday<br \/>\nMunaasabad ballaaran oo ay<br \/>\ndadka degaanku ku muujiyeen<br \/>\nrabitaankooda ku aadan dowladnimadda Haatan Oo Uu Hogaanka U Hayo Xasan Sh.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan<br \/>\nSheekh Maxamuud oo Khudbad ka jeediyey halkaasi ayaa uga<br \/>\nmahad-celiyey dadka degaanka soo dhaweynta Wuxuna Sheegay In maanta Ay Tahay maalin aad iyo aad iigu qiimo<br \/>\nbadan inaan u imaado dadka<br \/>\nreer dayniile oo runtii ah dad aad<br \/>\nwaayo- arag ugu ah xog-ogaalna<br \/>\nu ah daruufihii dalkaani uu soo<br \/>\nmaray.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Madaxweyne<br \/>\nXassan Sh Maxamuud Ayaa Ugu dambeyntii Waxa Uu u ballan-qaaday dadka ku nool degmada Dayniile Adeegyada Aasaasiga U Ah in ay heli doonaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudane Xasan Sheekh Gar-Guurte Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda, Xildhibaano, Maamulka Gobolka Banaadir iyo saraakiil ka tirsan ciidamadda ayaa maanta booqasho ku tegey Degmada Dayniile ee Gudaha Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Waxaa Dayniile Ku Soo Dhaweyey Maamulka cusub ee Degmadaasi iyo bulshadda qaybaheed kala duwan halkaasoo ay ka dhacday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14738","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14738","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14738"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14738\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14738"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14738"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14738"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}