{"id":14737,"date":"2013-05-05T19:51:45","date_gmt":"2013-05-05T16:51:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14737"},"modified":"2013-05-05T19:51:45","modified_gmt":"2013-05-05T16:51:45","slug":"mudane-tarsan-oo-maamul-goboleedyada-ka-jira-dalka-ku-tilmaamay-kuwa-liddi-ku-ah-wada-jirka-umada-soomaaliyeed-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/mudane-tarsan-oo-maamul-goboleedyada-ka-jira-dalka-ku-tilmaamay-kuwa-liddi-ku-ah-wada-jirka-umada-soomaaliyeed-2\/","title":{"rendered":"Mudane Tarsan Oo Maamul Goboleedyada Ka Jira Dalka Ku Tilmaamay Kuwa Liddi Ku Ah Wada Jirka Umada Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p>Maxamuud Axmed<br \/>\nNuur (Tarsan) iyo Cabdi Kaafi<br \/>\nHilowleoo<br \/>\nka qeyb galay shir<br \/>\nCaalami ah oo ka dhacay Dalka Switzerland, ayaa<br \/>\nshalay waxa ay kulan la yeesheen qaar ka tirsan Bulshada Soomaalida ku<br \/>\ndhaqan dalkaasi.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Tarzan Iyo Wafdigiisa ayaa Bulshadii Soomaalyeed ee<br \/>\nmadasha ku sugneed waxa ay<br \/>\nsiiyeen warbixin la xirirta xaalada<br \/>\nMagaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Xog&#8217;hayaha Gobolka Cabdi Kaafi Hilowle ayaa ka warbiyiyay<br \/>\nwaxyaabaha Maamulka Gobolka<br \/>\nBanaadir uu qabtay inta ay xilka<br \/>\nhayeen Isagoona Xusay Waxyaabo Muhiim Ah Iney Ka Qabteen Inta Badan Magaalada Mupdisho.<\/p>\n<p>Maxamuud Axmed Nuur Tarzan<br \/>\nayaa dhankiisa waxa uu ka hadlay Xaalada Magaalada<br \/>\nMuqdisho iyo isbadalka dhanka<br \/>\nnolosha ee ka curtay Wuxuuna dhaleeceeyay Maamul<br \/>\nGoboleedyada Soomaaliya ka jira<br \/>\noo uu ku tilmaamay in ay yihiin<br \/>\nkuwa ka soo horjeeda<br \/>\nMidnimada iyo Wadajirka umada<br \/>\nSoomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Tarsan Ayaa Waxa Uu Golaha Wasiirada Dowlada<br \/>\nSoomaaliya Ku Dhaliilay in ay ka gaabiyeen dhiira galinta wax soo saarka Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarzan<br \/>\nayaa Todobaadkan waxa uu qudbad ka jeediyay shirweynihii<br \/>\nCaalamiga ahaa ee loogu magac<br \/>\ndaray Geesiyada ee Ka Dhacay Switzerland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) iyo Cabdi Kaafi Hilowleoo ka qeyb galay shir Caalami ah oo ka dhacay Dalka Switzerland, ayaa shalay waxa ay kulan la yeesheen qaar ka tirsan Bulshada Soomaalida ku dhaqan dalkaasi. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Tarzan Iyo Wafdigiisa ayaa Bulshadii Soomaalyeed ee madasha ku sugneed waxa ay siiyeen warbixin la xirirta xaalada Magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14737","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14737","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14737"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14737\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}