{"id":14724,"date":"2013-05-05T00:35:52","date_gmt":"2013-05-04T21:35:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14724"},"modified":"2013-05-05T02:03:35","modified_gmt":"2013-05-04T23:03:35","slug":"abu-zubeyr-shirka-london-lagu-qaban-doono-7-da-bishaan-waa-mid-loogu-tashanayo-umada-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/abu-zubeyr-shirka-london-lagu-qaban-doono-7-da-bishaan-waa-mid-loogu-tashanayo-umada-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"&#8220;Abu-Zubeyr&#8221; Shirka London Lagu Qaban Doono 7-da Bishaan Waa Mid Loogu Tashanayo Umada Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p>Sheekh Muqtaar C\/Raxmaan Abu-Zubeyr Amiirka Guud Ee Xarakada<br \/>\nAl-Shabaab ayaa wuxuu Ka hadlay<br \/>\nshirka 7-da bishaan lagu wado in<br \/>\nuu ka qabsoomo Magaalada<br \/>\nLondon Iyo Arimo Kale.<\/p>\n<p>Abu-Zubeyr, ayaa wuxuu shaaca ka<br \/>\nqaaday in aysan jiri doonin, wax<br \/>\nnatiijo ah oo ka soo bixi doono shirka Magaalada London<br \/>\nIsagoona sheegay in<br \/>\nshirkaani waxba kaga duwaneyn kuwii hore ee loo qabtay<br \/>\nDowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Amiirka Al-Shabaab oo soo saaray fariin<br \/>\nmaqal ahayd ayaa wuxuu ku<br \/>\ncadeeyay in shirka London lagu<br \/>\nsasabaayo oo kaliya Madaxda Dowladda Soomaaliya, balse aanu ka soo bixi doonin wax natiijo<br \/>\nah wuxuuna Carabka Ku Dhuftay in<br \/>\nGaalada ay dalka Soomaaliya ka<br \/>\nlee dahay ujeedo qorsheysan, isla-<br \/>\nmarkaana uu ka<br \/>\ndhawaajiyay inaysan<br \/>\ndooneyn Dowlad rasmi ah oo ka<br \/>\ndhalata Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sh.Muqtaar Abu-Zubeyr ayaa wuxuu ku goodiyay in Al Shabaab ay sii<br \/>\nwadi doonto dagaalada ay kula<br \/>\njirto Dowladda Soomaaliya iyo<br \/>\nCiidamada<br \/>\nAmisom Wuxuuna fariin xasaasi ah u diray dowlada Kenya Oo Ku Sheegay In Ay Dhulka Soomaaliya u Joogaan In Ay Kala Goyoon Dhulkeena Haddi Ay Ka Bixina Ay La Kulmi Doonaan Qasaaro Baahsan.<\/p>\n<p>Hadalka Ka Soo Yeeray Amiirka Guud Ee Dhaq Dhaqaaqa Al-Shabaab Ayaa Imaanaya Xilli Muddo 4maalmood Wadooyinka Muqdisho Loo Xeray Hanjabaad Ka Timid Dhankooda Madaxda Dowladana Ay Sheegeen In Ay Ka Guuleesteen Guud Ahaan Dagaalyahanada Al Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh Muqtaar C\/Raxmaan Abu-Zubeyr Amiirka Guud Ee Xarakada Al-Shabaab ayaa wuxuu Ka hadlay shirka 7-da bishaan lagu wado in uu ka qabsoomo Magaalada London Iyo Arimo Kale. Abu-Zubeyr, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in aysan jiri doonin, wax natiijo ah oo ka soo bixi doono shirka Magaalada London Isagoona sheegay in shirkaani waxba kaga duwaneyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14724","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14724","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14724"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14724\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14731,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14724\/revisions\/14731"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14724"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14724"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14724"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}