{"id":14707,"date":"2013-05-04T00:34:23","date_gmt":"2013-05-03T21:34:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14707"},"modified":"2013-05-04T00:35:43","modified_gmt":"2013-05-03T21:35:43","slug":"suxufiyiinta-soomaaliyeed-oo-noqdeen-kuwa-tacadiyada-ugu-foosha-xun-lagula-kaco-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/suxufiyiinta-soomaaliyeed-oo-noqdeen-kuwa-tacadiyada-ugu-foosha-xun-lagula-kaco-2\/","title":{"rendered":"Suxufiyiinta Soomaaliyeed Oo Noqdeen Kuwa Tacadiyada Ugu Foosha Xun Lagula Kaco."},"content":{"rendered":"<p>Gudaha Dalka Soomaaliya Ayaa Sanadkii la soo dhaafey Waxaa lagu diley Suxufiyiin kor u dhaafaya 20<br \/>\nsuxufi, kuwaas oo siyaabo kala<br \/>\ngeddisan loo beegsadey Iyadoona suxufiyiinta<br \/>\nguryahooda lagu diley iyo kuwa<br \/>\nqaraxyada ku dhintey ay marayaan 5 Suxufi.<\/p>\n<p>Dilka Suxufiyiinta waxaa dheer,<br \/>\nhanjabaadda, cabburinta, xariga<br \/>\niyo haleynta qalabkooda oo ay ku<br \/>\nkacaan dhamaan dhinacyada<br \/>\nSoomaalida, waxaa loo xiraa oo<br \/>\nxabsiga loo geeyaa si kabxsan sharciga, mana helan xuquuqda<br \/>\ndastuurku siinayo.<\/p>\n<p>Waxaa Leeska Indha Tiri Karin in<br \/>\nay qaldamaan suxufiyiintu waana ku kacaan,<br \/>\nlaakiin weli ma dhicin Suxufi si<br \/>\ncadaalad ah loo mariyey sharciga<br \/>\nlana muujiyey qaladkiisa, Waxaana Ay Sameeyeen Maamulada Qaar Ee Ka Jira Soomaaliya In markay ugu yartahay Ay Muddo bil Ah geeyaan Xabsi Ama Loo Adeegsado Kooxo Dhiig Cabayaal Ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudaha Dalka Soomaaliya Ayaa Sanadkii la soo dhaafey Waxaa lagu diley Suxufiyiin kor u dhaafaya 20 suxufi, kuwaas oo siyaabo kala geddisan loo beegsadey Iyadoona suxufiyiinta guryahooda lagu diley iyo kuwa qaraxyada ku dhintey ay marayaan 5 Suxufi. Dilka Suxufiyiinta waxaa dheer, hanjabaadda, cabburinta, xariga iyo haleynta qalabkooda oo ay ku kacaan dhamaan dhinacyada Soomaalida, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14707","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14707","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14707"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14707\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14715,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14707\/revisions\/14715"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14707"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14707"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14707"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}