{"id":14705,"date":"2013-05-03T23:46:35","date_gmt":"2013-05-03T20:46:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14705"},"modified":"2013-05-04T01:00:28","modified_gmt":"2013-05-03T22:00:28","slug":"maalinta-xuriyadda-saxaafadda-aduunka-oo-laga-xusay-inta-badan-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/maalinta-xuriyadda-saxaafadda-aduunka-oo-laga-xusay-inta-badan-caalamka\/","title":{"rendered":"Maalinta Xuriyadda Saxaafadda Aduunka Oo Laga Xusay Inta Badan Caalamka."},"content":{"rendered":"<p>3 May Oo Ku Beegan Maalin Xuriyadda Saxaafadda Aduunka Ayaa dunida waxa<br \/>\nlaga xusayaa maalinta<br \/>\nxoriyadda Saxaafadda, Iyadoona Shirkii Ay Ku Dhawaaqeen Golaha Ummadaha Midoobey<br \/>\nee loo dhamaa taariikhdu<br \/>\nmarkey ahayd 29 July 1993 in 3 May<br \/>\nin ay noqoto maalinta<br \/>\nXornimada Saxaafadda.<\/p>\n<p>Maanta oo kale ayaa lagu xusaa<br \/>\nshirar kala geddisan iyo fariimo,<br \/>\nlagu muujinayo muhimadda ay<br \/>\nsaxaafaddu u leedahay bulshada,<br \/>\niyada oo dinida maanta ay<br \/>\nnoqotey mid wax ogaansho ku<br \/>\ndhisan Xuska sanadkan ee Maalinta<br \/>\nxorniyadda sdaxaafadda<br \/>\nAduunka.<\/p>\n<p>Xuskaani Ayaa Ku Soo Aadaysa Xilli Saxaafada Soomaaliya tacaddiyo<br \/>\nbadan loo geystey<br \/>\nisla markaana kaamarada<br \/>\nsaxafiga dhiig loogu qubeeyey,Bartilmaadna Ay Noqdeen<br \/>\ndhinackasta oo siyaasadaha iska<br \/>\nsoo horjeeda ee Ka Jira Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>3 May Oo Ku Beegan Maalin Xuriyadda Saxaafadda Aduunka Ayaa dunida waxa laga xusayaa maalinta xoriyadda Saxaafadda, Iyadoona Shirkii Ay Ku Dhawaaqeen Golaha Ummadaha Midoobey ee loo dhamaa taariikhdu markey ahayd 29 July 1993 in 3 May in ay noqoto maalinta Xornimada Saxaafadda. Maanta oo kale ayaa lagu xusaa shirar kala geddisan iyo fariimo, lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14705","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14705","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14705"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14705\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14719,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14705\/revisions\/14719"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14705"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14705"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14705"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}