{"id":14684,"date":"2013-05-03T23:26:44","date_gmt":"2013-05-03T20:26:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14684"},"modified":"2013-05-04T01:20:10","modified_gmt":"2013-05-03T22:20:10","slug":"puntland-oo-si-rasmi-ah-u-shaacisay-in-ay-ka-qeyb-galidooni-shirka-londonbaaqna-u-jeedisay-dowlada-uk","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/puntland-oo-si-rasmi-ah-u-shaacisay-in-ay-ka-qeyb-galidooni-shirka-londonbaaqna-u-jeedisay-dowlada-uk\/","title":{"rendered":"Puntland Oo Si Rasmi Ah U Shaacisay In Ay Ka Qeyb Galidooni Shirka London,Baaqna U Jeedisay Dowlada UK."},"content":{"rendered":"<p>Maamul Goboleedka Puntland ayaa ugu<br \/>\nbaaqday Dowlada UK In ay si weyn uga fiirsato xaqiiqda ka jirta gudaha dalka Soomaaliya iyo<br \/>\nawooda uu Dastuurka Federaalka<br \/>\nsiinayo maamulada sida (Puntland) ee la xariira dhanka<br \/>\nDeeqda Beesha Caalamka,<br \/>\narrimaha dhaqaalaha,<br \/>\nheshiisyada hoose iyo<br \/>\nheshiisyada Caalamiga ah,<br \/>\narrimaha Amniga iyo Federaalka.<\/p>\n<p>Puntland ayaa si adag<br \/>\nuga digtay isbedalada lagu sameeyey qodobada heshiisyadii<br \/>\nRoadmap-ka iyo Dastuurkii<br \/>\nFederaalka Soomaaliya ee la<br \/>\nansixiyey 1dii Agoosto 2012,<br \/>\nkahor intaan la dhisin<br \/>\nxukuumada hada jirta Ee Xasan Sh.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Puntland ayaa sheegtay<br \/>\nin illaa iyo hada aysan soo gaarin<br \/>\nCasumaad Rasmi ah oo lagu casumayo shirka London, sidaa<br \/>\ndaraadeedna aysan wax wafdi<br \/>\nah usoo diri doonin shirka<br \/>\nLondon, balse Puntland ay<br \/>\naragtideeda kusoo gudbin<br \/>\ndoonto Qoraal ay usoo direyso<br \/>\nshirka furmaya 7da bishan May.<\/p>\n<p>Hadalkaani Ka Soo Yeeray Maamulka Puntland Ayaa Imaanaya Xilli Madaxweyne<br \/>\nXassan Shiikh Maxamuud Uu Dhawaan Garowe tagay kana<br \/>\ncodsday Puntland inay shirka London kasoo qeybgasho,<br \/>\niyadoo hada muuqato in Puntland ay sheegtay in qoraalkii<br \/>\nrasmiga ahaa ee casumaada<br \/>\nshirka London aan weli lasoo<br \/>\ngaarsiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamul Goboleedka Puntland ayaa ugu baaqday Dowlada UK In ay si weyn uga fiirsato xaqiiqda ka jirta gudaha dalka Soomaaliya iyo awooda uu Dastuurka Federaalka siinayo maamulada sida (Puntland) ee la xariira dhanka Deeqda Beesha Caalamka, arrimaha dhaqaalaha, heshiisyada hoose iyo heshiisyada Caalamiga ah, arrimaha Amniga iyo Federaalka. Puntland ayaa si adag uga digtay isbedalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14684","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14684","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14684"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14684\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14720,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14684\/revisions\/14720"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14684"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14684"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14684"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}