{"id":14677,"date":"2013-05-02T17:17:34","date_gmt":"2013-05-02T14:17:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14677"},"modified":"2013-05-03T00:07:37","modified_gmt":"2013-05-02T21:07:37","slug":"kulanka-qamiislaha-golaha-wasiirada-oo-lagu-meel-mariyay-magacaabista-taliyayaasha-booliska-iyo-nabad-sugidda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/kulanka-qamiislaha-golaha-wasiirada-oo-lagu-meel-mariyay-magacaabista-taliyayaasha-booliska-iyo-nabad-sugidda\/","title":{"rendered":"Kulanka Qamiislaha Golaha Wasiirada oo lagu meel mariyay Magacaabista Taliyayaasha Booliska iyo Nabad Sugidda."},"content":{"rendered":"<p>Kadib kulan ay maanta ku yesheen magaalada Muqdisho Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya uuna shir gudoominayay R\/waasre Cabdi Faarax Shirdoon ayaa la isku raacay in Agaasinmaha Haya\u2019adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka loo magaacaabo Bashiir Maxamed Jaamac \u201cBashiir Goobe\u201d.<br \/>\nAgaasimaha cusub ee hay\u2019adda nabadsugida iyo sirdoonka loo magacaabay Jeneral Bashiir Maxmad Jaamca ayaa ahaa wasiirka ku xigeenka Wasaaradda hormarinta Adeegga Bulshada.<br \/>\nSidoo kale golaha wasiirada waxa ay isku raceen in Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed loo magacaabo General C\/kariim Daahir Saacid.<br \/>\nJeneral Saacid ayaa isna ahaa Taliye ku xigeen ciidamada Booliska waana sargaal haray uga tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib kulan ay maanta ku yesheen magaalada Muqdisho Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya uuna shir gudoominayay R\/waasre Cabdi Faarax Shirdoon ayaa la isku raacay in Agaasinmaha Haya\u2019adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka loo magaacaabo Bashiir Maxamed Jaamac \u201cBashiir Goobe\u201d. Agaasimaha cusub ee hay\u2019adda nabadsugida iyo sirdoonka loo magacaabay Jeneral Bashiir Maxmad Jaamca ayaa ahaa wasiirka ku xigeenka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14677","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14677","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14677"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14691,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14677\/revisions\/14691"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}