{"id":14676,"date":"2013-05-02T17:14:31","date_gmt":"2013-05-02T14:14:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14676"},"modified":"2013-05-03T00:27:55","modified_gmt":"2013-05-02T21:27:55","slug":"ciidamada-dowladda-oo-howlgalo-ka-sameeyay-bakool-iyo-maamulka-gobolkaas-oo-ka-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/ciidamada-dowladda-oo-howlgalo-ka-sameeyay-bakool-iyo-maamulka-gobolkaas-oo-ka-hadlay\/","title":{"rendered":"Ciidamada dowladda oo howlgalo ka sameeyay Bakool iyo maamulka gobolkaas oo ka hadlay."},"content":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiinta gobolka Bakool ayaa faahfahin ka bixiyay howlgalo lagula dagaalamayo Kooxda Al-Shabaab oo ay ciidamada amnigu ka sameeyeen tuulooyin iyo degmooyin ka tirsna gobolkaasi.<br \/>\nGudoomiyaha maamulka gobolka Bakool Maxamed Cabdi Maxamed oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in howlgalada ka socda gobolka ay qeyb ka yihiin ololaha lagula dagaalamayo haraadiga maleeshiyaadka Shabaab oo ku dhuumaaleysanaya qeybo ka mid ah gobolkaasi.<br \/>\nSidoo kale gudoomiyaha ayaa beeniyay in dadka ku geeriyooday howlgalada ciidamada ay ahaayeen dad rayid ah,  isagoo dhinaca kale caddeeyay in dadka ku geeriyooday howlgalkaasi ay ahaayeen maleeshiyaadka Alqaacida oo dagaalamayay.<br \/>\nGudoomiyaha ayaa hoosta ka xariiqay in howlgalada ciidamadu uu ku wajahanyahay oo ayna bartilmaameedsanayaan haraadiga Shabaab,  wuxuuna carabka ku adkeeyay in meel kastoo ay ku dhuumaaleesanayaana maleeshiyaadka shabaab ay ciidamadu uga daba tagi doonaan, isagoo ka dalbaday shacabka iney isdejiyaan lana shaqeeyaan ciidamada qalabka sida.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiinta gobolka Bakool ayaa faahfahin ka bixiyay howlgalo lagula dagaalamayo Kooxda Al-Shabaab oo ay ciidamada amnigu ka sameeyeen tuulooyin iyo degmooyin ka tirsna gobolkaasi. Gudoomiyaha maamulka gobolka Bakool Maxamed Cabdi Maxamed oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in howlgalada ka socda gobolka ay qeyb ka yihiin ololaha lagula dagaalamayo haraadiga maleeshiyaadka Shabaab oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14676","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14676","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14676"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14695,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14676\/revisions\/14695"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}