{"id":14675,"date":"2013-05-02T17:14:13","date_gmt":"2013-05-02T14:14:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14675"},"modified":"2013-05-03T00:41:20","modified_gmt":"2013-05-02T21:41:20","slug":"howlgal-laga-sameeyay-wadada-xiriiriso-balcad-iyo-jowhar-oo-lagu-qaaday-isbaaroyin-u-yiilay-ciidamo-ka-tirsan-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/howlgal-laga-sameeyay-wadada-xiriiriso-balcad-iyo-jowhar-oo-lagu-qaaday-isbaaroyin-u-yiilay-ciidamo-ka-tirsan-dowladda\/","title":{"rendered":"Howlgal laga Sameeyay Wadada xiriiriso Balcad iyo Jowhar oo lagu qaaday isbaaroyin u yiilay Ciidamo ka tirsan Dowladda."},"content":{"rendered":"<p>Ciidan uu hoggaaminayo Taliye sare Cabdullaahi Cali Caanood oo ah sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa shalay howlgal ballaaran oo jidgooyooyin lagu qaadayo waxay ka sameeyeen waddada u dhaxeysa magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.<br \/>\nHowlgalka ayaa lagu qabtay qaar ka tirsan askartii ay jidgooyooyinka u yaalleen, halka qaar kalena ay baxsadeen oo lagu raad-jooga.<br \/>\nIsbaarooyinka oo gaadiidka looga qaadi jiray lacag sharci-darro ah ayaa saameyn ku yeeshay ammaanka iyo isu socodka gaadiidka.<br \/>\nTan iyo markii ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ay qabsadeen magaalooyinka Jowhar iyo Balcad dabayaaqadii sanadkii la soo dhaafay waxaa waddada u dhaxeysa Jowhar iyo Balcad si sharci darro ah loo dhigtay in ka badan 50 jidgooyooyin oo lacag baad ah looga qaadi jiray gaadiidleyda iyo dadka rakaabka ah.<br \/>\nDadka ku dhaqan deegaannadaas ayaa soo dhoweeyay howlgalka lagu burburinayo jidgooyooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidan uu hoggaaminayo Taliye sare Cabdullaahi Cali Caanood oo ah sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa shalay howlgal ballaaran oo jidgooyooyin lagu qaadayo waxay ka sameeyeen waddada u dhaxeysa magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka ayaa lagu qabtay qaar ka tirsan askartii ay jidgooyooyinka u yaalleen, halka qaar kalena ay baxsadeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14675","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14675","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14675"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14675\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14697,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14675\/revisions\/14697"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14675"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14675"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14675"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}