{"id":14671,"date":"2013-05-02T17:12:56","date_gmt":"2013-05-02T14:12:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14671"},"modified":"2013-05-03T00:51:02","modified_gmt":"2013-05-02T21:51:02","slug":"ciidamada-ilaalaxa-midowga-yurub-ee-xeebaha-somalia-ku-sugan-oo-sheegay-inay-ka-cawiyeen-wfp-in-ay-cunno-gaarsiiso-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/ciidamada-ilaalaxa-midowga-yurub-ee-xeebaha-somalia-ku-sugan-oo-sheegay-inay-ka-cawiyeen-wfp-in-ay-cunno-gaarsiiso-somalia\/","title":{"rendered":"Ciidamada Ilaalaxa Midowga Yurub ee Xeebaha Somalia ku sugan oo Sheegay inay Ka Cawiyeen WFP in ay Cunno Gaarsiiso Somalia."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somalia ee ka socdo Midowga yurub ee ku sugan xeebaha Somalia ayaa sheegay in ay diiwan galiyeen ku dhawaad 171-shixnado gar gaar ah oo ay hay,ada cunada aduunka marka magaceda lasoo gaabiyo loo yaqano WFP tan iyo mudadii ay ciidamadasi ay soo bilaabeen howlgalkodi ka dhanka ah burcad badeda Gobolka sanadii 2008-di.<br \/>\nWar saxfaded ay ciidamadasi soo saren ayaa lagu sheegay in 5-tii sano ee ugu danbesay ay 100% ay damaanad qaaden amanka shixnadahasi hay,adaasi u rarneyd waxana ay gaaren 800,000 oo tan oo gar gaar bini aadanimo ah.<br \/>\nWaxa sidoo kale warsaxafadedka lagu sheegay in tan iyo bishii November sanadii 2008 in aysan jirin in shinxanadahi ay weeraro kala kulmaan koxda burcad badeda Somalia waxana gar gaarkaasi hay,ada WFP u rarnaa ee dhanka bada lasoo marsiiyay ay garayeen 99%.<br \/>\nUgu danbentii ayaa warxafadedka ciidamada midawga yurub ee la dagaalamaya koxda burcad badeda Somalia waxa lagu shaaciyey in iskaashiga balaran ay wadamada calamka ay ka sameyen howlgalka koxdaasi ka dhan ka ah ay keentay in ay yaradan weerarii burcad badeda Somalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somalia ee ka socdo Midowga yurub ee ku sugan xeebaha Somalia ayaa sheegay in ay diiwan galiyeen ku dhawaad 171-shixnado gar gaar ah oo ay hay,ada cunada aduunka marka magaceda lasoo gaabiyo loo yaqano WFP tan iyo mudadii ay ciidamadasi ay soo bilaabeen howlgalkodi ka dhanka ah burcad badeda Gobolka sanadii 2008-di. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14671","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14671","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14671"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14671\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14674,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14671\/revisions\/14674"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14671"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14671"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14671"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}