{"id":14651,"date":"2013-05-01T19:32:08","date_gmt":"2013-05-01T16:32:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14651"},"modified":"2013-05-01T19:32:08","modified_gmt":"2013-05-01T16:32:08","slug":"dagaal-ka-dhacay-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/dagaal-ka-dhacay-kismaayo\/","title":{"rendered":"Dagaal ka dhacay Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Wararka xiligaan ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose ayaa waxay sheegayaan in saacad ka hor ay Kooxda Alshabaab weerar ku qaaday Garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi.<br \/>\nWararka la helayo dadka degaanka magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in iska hor\u2019imaado hubeysan uu dhex maray ciidanka ilaalada Garoonka diyaaradaha iyo Maleeshiyada ka tirsan Kooxda Alshabaab.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in laba Madaafiic oo ciidanka Kooxda Alshabaab ay ku tuureen gudaha garoonka diyaradaha ay sababtay in ay waxyeelo soo gaadhay xarunta caafimaadka gar gaarka deg dega ee Garoonka.<br \/>\nMaareeyaha Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo Carab Cali Ahmed Kismaayo oo war baahinta gudaha la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in ciidanka Maamulka Kismaayo iyo kuwa Amison ay iska caabiyeen Kooxdii Weerartay.<br \/>\nMa jirto ilaa iyo xiligan cid si rasmi ah u xaqiijin karta khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay weerar lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka xiligaan ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose ayaa waxay sheegayaan in saacad ka hor ay Kooxda Alshabaab weerar ku qaaday Garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi. Wararka la helayo dadka degaanka magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in iska hor\u2019imaado hubeysan uu dhex maray ciidanka ilaalada Garoonka diyaaradaha iyo Maleeshiyada ka tirsan Kooxda Alshabaab. Wararka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14651","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14651","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14651"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14652,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14651\/revisions\/14652"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}