{"id":14650,"date":"2013-05-01T19:31:19","date_gmt":"2013-05-01T16:31:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14650"},"modified":"2013-05-01T19:31:19","modified_gmt":"2013-05-01T16:31:19","slug":"mareykanka-oo-sheegey-in-ragii-qarxiyey-boston-ay-xariir-la-lahaayeen-ururka-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/mareykanka-oo-sheegey-in-ragii-qarxiyey-boston-ay-xariir-la-lahaayeen-ururka-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo Sheegey in Ragii Qarxiyey Boston ay Xariir la lahaayeen Ururka AL-Shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Mohamed Alessa, 23, iyo Carlos Almonte, 27 oo 15-kii Bishii April lagu Xukumay Xukuno sanado ah ,ka dib markii lagu eedeeyay Weerarkii ka dhacay Magaalada Boston ee dalka Mareynkanka ayaa haatan Xukuumada Washitong waxay carab ku dhufatay in Ragaan ay ahayeen kuwo xariir la leh Al-shabaab oo la mideysan Al-Qaa\u2019ida.<br \/>\nWakaalada wararka ee Reuters ayaa Dacwo-oogayaal iyo qareeno ka soo jeeda Mareynkanka u sheegay in Baaritaano dheer la sameeyay ka dib la ogaaday in Labadii ruux ee loo qabtay Qaraxyadii ka dhacay Boston ay xariir la lahaayeen Al-shabaab,iyagoona hadalkooda sii raaciyay in shirqoolo ay damacsanayeen.<br \/>\nMohamed Alessa, 23, and Carlos Almonte, 27,ayaa lagu kala xukumay 22-sano 20-sano oo xabsi ah,waxaana Qareenada ay qeexeen inay ragaan danbiga ay qirteen oo ahaa inay gacan saar la lahaayeen Ururka Al-shabaab ee ka dagaalama dalka Soomaaliya.<br \/>\nLabada Qareen ee u doodayay dhalinyarada u xiran Mareynkanka ayaa iyagu waxay ku andacoonayaan in Xukunka uusan u dhicin sidii la rabay.<br \/>\nKaaliyaha Qareenka Marenkanka Stanley Kogan oo hadlay ayaa sheegay in baaritaan dheer ay ku sameeyeen Labadani ruux ay ka heleen astaamo muujinayay danbiyada lagu soo eedeeyay iyo in xariir wadaag ragaan ay ahaayeen dagaalyahanada Al-shabaab,sida uu hadalka u dhigay.<br \/>\nAlessa iyo Almonte ayaa la xiray Bishii Juun sanadkii 2010,waxaana lagu qabtay Garoonka Ku yaala Magaalada New York oo lagu Magacaabo Kennedy International Airport,kuwaasi oo xiligaasi doonayay inay u duulaan dalka Masar,sida xukuumada ay sheegtay.<br \/>\nDowlada Mareynkanka ayaa inta badan dalkeeda ku xukunta dadka lagu eedeeyay inay xariir la leeyihiin dadka ay ugu Magacdareen Argagixisada oo dagaal ba\u2019an kala dhaxeeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mohamed Alessa, 23, iyo Carlos Almonte, 27 oo 15-kii Bishii April lagu Xukumay Xukuno sanado ah ,ka dib markii lagu eedeeyay Weerarkii ka dhacay Magaalada Boston ee dalka Mareynkanka ayaa haatan Xukuumada Washitong waxay carab ku dhufatay in Ragaan ay ahayeen kuwo xariir la leh Al-shabaab oo la mideysan Al-Qaa\u2019ida. Wakaalada wararka ee Reuters ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14650","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14650","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14650"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14650\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14650"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14650"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14650"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}