{"id":14649,"date":"2013-05-02T01:38:34","date_gmt":"2013-05-01T22:38:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14649"},"modified":"2013-05-02T01:38:34","modified_gmt":"2013-05-01T22:38:34","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-dhoofinta-kheyraadka-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-dhoofinta-kheyraadka-dalka\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Dhoofinta Kheyraadka Dalka."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday warshada kaluunka dhoofisa ee Soomaali National Fishing Company,ayaa wuxuu ka hadlay muhiimada ay leedahay kheyraadka dalka Soomaaliya iyo kaluunka.<br \/>\nXasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in hada wixii ka dambeeya kaluunka dalka Soomaaliya iyo kheyraadka aysan jiri doonin in si sharcidaro ah looga kaluumeesto xeebaha dalka Soomaaliya.<br \/>\nMadaxweynaha wuxuu tilmaamay in maraakiibta sida sharcidarada ah sunta ugu daadiya xeebaha dalka Soomaaliya ay iminka dacwadooda socoto.<br \/>\nMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale hambalyo udiray shaqaalaha Soomaaliyeed,isaga oo ugu hambalyeeyay munaasabada maalinta shaqaalaha aduunka oo maanta ku beegan.<br \/>\nXeebaha dalka Soomaaliya ayaa waxaa si sharcidaro ah uga kaluumeesta maraakiib shisheeye oo ku dhuumaaleysanaya magaca la dagaalanka kooxaha burcad badeeda Soomaalida.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday warshada kaluunka dhoofisa ee Soomaali National Fishing Company,ayaa wuxuu ka hadlay muhiimada ay leedahay kheyraadka dalka Soomaaliya iyo kaluunka. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in hada wixii ka dambeeya kaluunka dalka Soomaaliya iyo kheyraadka aysan jiri doonin in si sharcidaro ah looga kaluumeesto xeebaha dalka Soomaaliya. Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14649","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14649","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14649"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14649\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14654,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14649\/revisions\/14654"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14649"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14649"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14649"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}