{"id":14629,"date":"2013-04-30T23:28:32","date_gmt":"2013-04-30T20:28:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14629"},"modified":"2013-04-30T23:43:06","modified_gmt":"2013-04-30T20:43:06","slug":"sh-cali-dheere-oo-hanjabaad-hawada-u-mariyey-maamulka-puntlandtacsina-u-diray-ehelada-dadkii-maanta-lagu-toogtay-bosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/sh-cali-dheere-oo-hanjabaad-hawada-u-mariyey-maamulka-puntlandtacsina-u-diray-ehelada-dadkii-maanta-lagu-toogtay-bosaaso\/","title":{"rendered":"Sh.Cali Dheere Oo Hanjabaad Hawada U Mariyey Maamulka Puntland,Tacsina U Diray Ehelada Dadkii Maanta Lagu Toogtay Bosaaso."},"content":{"rendered":"<p>Sh.Cali Max&#8217;uud Raage (Cali Dheere) Afhayeenka guud<br \/>\nEe Xarakada Al-Shabaab ayaa ka hadlay 13-Ruux Maanta Maxkamadda Ciidamadda<br \/>\nMaamulka Puntland ay ku fulisay<br \/>\nDil toogasho kadib markii lagu Eedeeyay In Ay Al-Shabaab Ka Tirsanayeen Dilal Kala Duwanna Ay Ka Fuliyeen Deegaanada Puntland.<\/p>\n<p>Sheekh Cali dheere ayaa sheegay Dilkaasi<br \/>\nin ay ahaayeen kuwa Sharci daro<br \/>\nah wuxuuna ku goodiyay Cali<br \/>\ndheere in ay U aari doonaan Dhalinyaradaasi<br \/>\nMaamulka Puntland U Toogteen.<\/p>\n<p>&#8221; Cali Dhere\u201c Waxa ka dhacay Boosaaso waa<br \/>\ndhacdo aanan ka dhicin wadamada Muslimiinta ee xorta<br \/>\nah balse waa dhacdo inta badan<br \/>\nka dhacda dalalka Muslimiinta ah<br \/>\nee ay gaalada iyo gaalaraacyadu<br \/>\nxooga ku haystaan.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Cali Dhere ayaa sheegay in Kooxdoodu<br \/>\nmarar badan hore uga digeen<br \/>\ndadka Muslimiinta ah in Puntland<br \/>\nay dhacdooyin noocaan oo kale<br \/>\nah kula kici doonaan, gaar ahaan<br \/>\nmarkii ay Muqdisho dadka ku<br \/>\nxasuuqeeyn.<\/p>\n<p>Dhinka kale waxaa Caawa Heegan buuxa la galiyay Ciidamadda Amaanka magaalooyinka waawayn ee<br \/>\nPuntland sida Garowe, Boosaaso,<br \/>\nGaalkacyo, iyo deeganada kale<br \/>\niyadoona laga cabsi qabo weeraro<br \/>\nKaga Yimaado Dhanka Shabaabul Mujaahidiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sh.Cali Max&#8217;uud Raage (Cali Dheere) Afhayeenka guud Ee Xarakada Al-Shabaab ayaa ka hadlay 13-Ruux Maanta Maxkamadda Ciidamadda Maamulka Puntland ay ku fulisay Dil toogasho kadib markii lagu Eedeeyay In Ay Al-Shabaab Ka Tirsanayeen Dilal Kala Duwanna Ay Ka Fuliyeen Deegaanada Puntland. Sheekh Cali dheere ayaa sheegay Dilkaasi in ay ahaayeen kuwa Sharci daro ah wuxuuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14629","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14629"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14637,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14629\/revisions\/14637"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}