{"id":14625,"date":"2013-04-30T22:55:50","date_gmt":"2013-04-30T19:55:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14625"},"modified":"2013-04-30T23:28:41","modified_gmt":"2013-04-30T20:28:41","slug":"puntland-oo-13-ruux-xukun-toogasho-ah-ku-fulisayiyo-mid-ka-mid-ah-askartii-toogashada-fulineysay-oo-isla-goobta-ku-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/puntland-oo-13-ruux-xukun-toogasho-ah-ku-fulisayiyo-mid-ka-mid-ah-askartii-toogashada-fulineysay-oo-isla-goobta-ku-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Puntland Oo 13-Ruux Xukun Toogasho Ah Ku Fulisay,Iyo Mid Ka Mid Ah Askartii Toogashada Fulineysay Oo Isla Goobta Ku Geeriyooday."},"content":{"rendered":"<p>13 Ruux Ay Maamulka Puntland Ku Sheegeen In Ay Ka Tirsanayeen Al-Shabaab ayaa maanta dil toogasho<br \/>\nah Lagula Fuliyey Magaalada Bosaaso Ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah<br \/>\ndhalinyarada maanta dilka toogashada ah lagu fuliyey ayaa<br \/>\nloo haystey dilkii Dr.Axmed<br \/>\nCabdiraxmaan oo 5\/12\/2011<br \/>\nlagu diley magaalada Bosaso,Iyadoona<br \/>\nDhalinta dilka lagu fuliyey Qeyb Ka ahayd Gabar lagu<br \/>\nmagacaabo Ruqiyo Xassan Maxamed Yusuf.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah dhaliyarada dilka<br \/>\nlagu fuliyey ayaa horey Maxkamadda ciidamada qalabka<br \/>\nsidaa ugu xukuntey dil, taariikhdu markey ahayd 27<br \/>\nFeberaayo 2013 Waxaana qaar kale Ay dil ku xukuntey<br \/>\nMaxkamadda Darajada kowaad,<br \/>\nwaxaana lagu eedeeyey in ay<br \/>\ndileen, Culimo, Xildhibaano,<br \/>\nSaraakiil, Qaadiyaal iyo dad kale.<\/p>\n<p>Sidoo kale Waxaa jiro<br \/>\naskari ka tirsanaa ciidamadii dilka fulinayey Kaa Oo Isna goobta ku<br \/>\ngeeriyoodo, kadib markii ay ku<br \/>\ndhacdey xabadiihii lagu ridaayey<br \/>\ndhalinyarada dilka lagu xukumey Iyadoona Askarta toogashada fulisey ay ahaayeen Saddex saf oo kala danbeeya,<br \/>\nkuwo dhulka dhabacan, kuwo<br \/>\njilibka laabtey iyo kuwo taagan,<br \/>\nwaxaana la filayaa in askarta<br \/>\ntaagan rasaastoodi ay haleeshay<br \/>\nmid ka mid ah askarta Jilibka<br \/>\ndhigtey.<\/p>\n<p>Waxaa weli Xabsiyada Puntland<br \/>\nku jira dhalinyaro badan oo ku<br \/>\needaysan falal dil ah in ay ka<br \/>\nfuliyeen Puntland Kuwaa Oo La Shaqeynayey al- Shabaab Sida Ay Sheegeen Madaxda Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 Ruux Ay Maamulka Puntland Ku Sheegeen In Ay Ka Tirsanayeen Al-Shabaab ayaa maanta dil toogasho ah Lagula Fuliyey Magaalada Bosaaso Ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland. Qaar ka mid ah dhalinyarada maanta dilka toogashada ah lagu fuliyey ayaa loo haystey dilkii Dr.Axmed Cabdiraxmaan oo 5\/12\/2011 lagu diley magaalada Bosaso,Iyadoona Dhalinta dilka lagu fuliyey Qeyb Ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14625","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14625","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14625"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14632,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14625\/revisions\/14632"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}