{"id":14620,"date":"2013-04-30T22:36:33","date_gmt":"2013-04-30T19:36:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14620"},"modified":"2013-04-30T23:54:50","modified_gmt":"2013-04-30T20:54:50","slug":"ciidamada-amaanka-oo-maanta-bandow-ku-soo-rogay-isu-socodka-wadooyinka-muqdisho-iyo-shacabka-oo-cabasho-ka-muujiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/ciidamada-amaanka-oo-maanta-bandow-ku-soo-rogay-isu-socodka-wadooyinka-muqdisho-iyo-shacabka-oo-cabasho-ka-muujiyey\/","title":{"rendered":"Ciidamada Amaanka Oo Maanta Bandow Ku Soo Rogay Isu Socodka Wadooyinka Muqdisho Iyo Shacabka Oo Cabasho Ka Muujiyey."},"content":{"rendered":"<p>Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Muqdisho Ayaa Saakay Waxa Ay La Soo Tooseen Iyadoo Ay xirntahay inta badan<br \/>\nwaddooyinka magaalada<br \/>\nMuqdisho<br \/>\nhawlbowlaha u ah isu socodka,<br \/>\nwaxaana jidadka loo oggolaa oo<br \/>\nkeliya dadka lugeynaya, kuwaas<br \/>\noo isgosyada lagu soo baarayey,<br \/>\nIyadoona jidadka laga celinayey gaari dameerada<br \/>\nbiyaha dhaamiya ama alaabaha<br \/>\nkala duwan lagu Xamaala.<\/p>\n<p>Dadka Ayaa Subaxnimadii hore ee saakey isweydiinayeen<br \/>\nwefdiga imaan doonaa<br \/>\nMuqdisho oo la filaayey in wefdi<br \/>\nheer sare ah jidadka loo xirey waxaana La Sheegay in uu jiro xaalad<br \/>\nfeejignaan ah kadib markii Dolwaddu ka war heshey in<br \/>\nweerar al-shabaab soo awaawushey ay doonayaan in ay<br \/>\nfuliyaan, kaas oo ay ku beegneyd maalintii la diley<br \/>\nAadan Xaashi Cayrow 1 May 2008,<br \/>\nmaalinta ku xigta May 2, ayaa iyadana ah maalintii la diley<br \/>\nHoggaamiyihii shabakada al_<br \/>\nQaacida Shiikh Usaamah Bin<br \/>\nLaden, taas oo dhacdey sanadkii<br \/>\n2011, waxaana lagu yaqanay  in ay<br \/>\ndagaallo iyo weeraro ku xusaan.<\/p>\n<p>Howlgalkaani Ayaa Waxaa Ka Hadalay Wasiir ku xigeenka warfaafinta<br \/>\nXukuumadda federaaliga ah Isagoona saxaafadda u sheegey in howlgalka culus ee maanta Muqdisho ka bilowdey uu yahay<br \/>\nmid amniga lagu Adkeynayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Muqdisho Ayaa Saakay Waxa Ay La Soo Tooseen Iyadoo Ay xirntahay inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho hawlbowlaha u ah isu socodka, waxaana jidadka loo oggolaa oo keliya dadka lugeynaya, kuwaas oo isgosyada lagu soo baarayey, Iyadoona jidadka laga celinayey gaari dameerada biyaha dhaamiya ama alaabaha kala duwan lagu Xamaala. Dadka Ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14620","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14620","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14620"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14620\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14640,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14620\/revisions\/14640"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}