{"id":14614,"date":"2013-04-30T22:18:37","date_gmt":"2013-04-30T19:18:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14614"},"modified":"2013-05-01T00:10:08","modified_gmt":"2013-04-30T21:10:08","slug":"prof-jawaari-oo-maanta-arday-iyo-ganacsato-kula-kulmay-magaalada-istanbuul-ee-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/prof-jawaari-oo-maanta-arday-iyo-ganacsato-kula-kulmay-magaalada-istanbuul-ee-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Prof.Jawaari Oo Maanta Arday Iyo Ganacsato Kula Kulmay Magaalada Istanbuul Ee Dalka Turkiga."},"content":{"rendered":"<p>Max&#8217;ed Sh. Cusmaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka<br \/>\nJamhuuriyadda Federaalka<br \/>\nSoomaaliya iyo wafdiga uu hogaaminayo ee<br \/>\nsocdaalka shaqo ku jooga dalka<br \/>\nTurkiga ayaa su\u2019aallo uga jawaabay Ardayda Soomaaliyeed<br \/>\nee wax ka barata dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Kulankan oo ka dhacay hool ay<br \/>\nwadajir usoo diyaariyeen<br \/>\nSafaaradda Soomaaliya ee<br \/>\nmagaalada Ankara iyo Ardayda<br \/>\nSoomaaliyeed ee dalkan Turkiga<br \/>\ndeeqaha Waxbarasho ka heshay<br \/>\nayaa waxaa ugu horeyn ka<br \/>\nhadlay Gudoomiyaha Gudiga Ardaya Axmed Cumar oo isagu<br \/>\nuga mahad celiyey Gudoomiyaha<br \/>\nBaarlamaanka iyo Wafdigiisa sida<br \/>\nay ardayda fursad u siiyeen<br \/>\nislamarkaana ay ugu ogolaadeen<br \/>\niney su\u2019aallo weeydiiyaan Iyadoo Toos Ah.<\/p>\n<p>Axmed C\/raxmaan<br \/>\nJaakat oo Sidoo Kale isaguna ku hadlay<br \/>\nmagaca Jaalliyadda Soomaaliyeed<br \/>\nee ku nool magaalada Ankara<br \/>\nayaa tilmaamay iney Jaalliyaddu si<br \/>\naad ah ugu qanacsanyihiin<br \/>\nqaabka ay xiligan u shaqeyneyso<br \/>\nDowladda Federaalka Soomaaliya<br \/>\nislamarkaana shacbiga<br \/>\nSoomaaliyeed looga<br \/>\nbaahanyahay iney taageeraan<br \/>\ndowladooda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Baarlamaanka<br \/>\nJamhuuriyadda Federaalka<br \/>\nSoomaaliya Mudane Maxamed<br \/>\nSheekh Cismaan Jawaari oo si<br \/>\nrasmi ah u furay kulanka ayaa ka<br \/>\nhadlay muhiimada ay Ardaydu u<br \/>\nleeyihiin Dalka waxaana uu<br \/>\ntusaale usoo qaatay dagaalkii<br \/>\nKoobaad ee dunida markaasi oo<br \/>\nmagaalada London carruurtii ku<br \/>\nnooleyd laga saaray si ay waxbarashadooda u wataan<br \/>\nislamarkaana aanay u saameyn<br \/>\ndagaalada.<\/p>\n<p>Ugu Dambeyntii kulankii ay<br \/>\nsu\u2019aallaha ku weeydiinayeen<br \/>\nGudoomiyaha Baarlamaanka iyo<br \/>\nWafdigiisa Ardayda Soomaaliyeed<br \/>\nee wax ka barata dalka Turkiga<br \/>\nayaa kusoo gebageboobay jawi<br \/>\nwanaagsan ayadoo kulankanna<br \/>\nuu qeyb ka noqonayo kulammo<br \/>\nla tashi ah oo uu Gudoomiyaha<br \/>\nBaarlamaanka horey sidan oo kale su\u2019aallo ay ugu weeydiiyeen<br \/>\nxubno ka kala socday qeybaha<br \/>\nkala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Max&#8217;ed Sh. Cusmaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdiga uu hogaaminayo ee socdaalka shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa su\u2019aallo uga jawaabay Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Turkiga. Kulankan oo ka dhacay hool ay wadajir usoo diyaariyeen Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara iyo Ardayda Soomaaliyeed ee dalkan Turkiga deeqaha Waxbarasho ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14614","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14614","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14614"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14614\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14643,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14614\/revisions\/14643"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14614"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14614"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14614"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}