{"id":1461,"date":"2011-06-20T07:42:36","date_gmt":"2011-06-20T07:42:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1461"},"modified":"2011-06-20T07:42:36","modified_gmt":"2011-06-20T07:42:36","slug":"golaha-wadaniyiinta-soomaaliyeed-salaadiinta-muqdisho-iyo-farmaajo-walaalkiis-oo-dhamaantooda-sheegay-in-la-qasbay-farmaajo-bastooladna-madaxa-laga-saaray-xilligii-uu-is-casilayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/golaha-wadaniyiinta-soomaaliyeed-salaadiinta-muqdisho-iyo-farmaajo-walaalkiis-oo-dhamaantooda-sheegay-in-la-qasbay-farmaajo-bastooladna-madaxa-laga-saaray-xilligii-uu-is-casilayay\/","title":{"rendered":"Golaha Wadaniyiinta Soomaaliyeed Salaadiinta Muqdisho Iyo Farmaajo Walaalkiis Oo Dhamaantooda Sheegay In La Qasbay Farmaajo Bastooladna Madaxa Laga Saaray Xilligii Uu Is Casilayay"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\" dir=\"ltr\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Dahabo-300x225.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1462\" title=\"Dahabo-300x225\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Dahabo-300x225.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Dahabo Maxamed Barre oo ah Madaxa Golaha Wadaniyiinta Soomaaliyeed oo fadhigoodu uu yahay Puntland hasa yeeshee iminka Magaalada Muqdisho ku sugan ayaa sheegtay in R\/wasaarihii hore ee TFG-da Farmaajo lagu qasbay in uu is casilo waxaana Drs: Dahabo Maxamed Barre (Dahabo Wadani) ayaa sheegtay in wax laga xumaado ay tahay R\/wasaarihii Soomaaliya Sarkaal Xun oo Ugandhes ah inuu u yimaado dabadeedna bastoolada Madaxa uu ka saaro kuna amro in xilka iska casilo waxayna dahabo sidoo kale ay sheegtay in arintaasi Masuul ay ka yihiin ninka jecel in uu noqdo Madaxweyna Soomaaliya hasa yeeshee iminka la dhihi karo wuuba noqday Madaxweynihii Soomaaliya Gaalka Lagu magacaabo Augostin Mahiga iyo labada Shariif ayay si kulul ugu cambeereysay arintaas waxayna ugu baaqday Dahabo Maxamed Barre shacabka Soomaaliyeed in ay ka dhiidhiyaan Maxbiyada Cusub ay galeen<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Duubka Xamar iyo Xamar Daye Malaaq Cali Malaaq Showri Malaaq Colow ayaa sheega Dhankiisa in uu goob joog u ahaa xilligii Farmaajo Bastoolada lagu qabanayay laguna qasbayay in uu is casilo wuxuunka ku baaqay Malaaqa Jihaad ka dhan ah ciidamada shisheeye iyo Shariifyada Soomaaliya wuxuunka Malaaqa uu u hadlay si kulul isagoona ku cel celinayay in arinta dhacday ay tahay mid Fool xuma ah<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Farmaajo Walaalkiisa oo lagu Magacaabo Xasan C\/llaahi Maxamed Farmaajo oo dhawaan ka yimid Dalka Mareekanka ayaa sheegay dhankiisa in arimahaan markay dhacayeen oo dhan goob joog oo u ahaa wuxuuna ku macneeyay in shacabka soomaaliyeed looga baahan yahay sida ay iska dul qaadi lahaayeen Gumeysiga ay ku jiraan Xasan Farmaajo oo sii hadlayay ayaa sheegay in shacaba Soomaaliyeed hadii arintaan ayna ka hortagin Awlaada soo socota iyo kuwa ay sii dhalaan ay ku jiri doonaan Maxmiyad wuxuuna carabka ku adkeeyay in laga maarmaan ay tahay ka dhiidhinta arintii shalay Muqdisho ka dhacday<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u3000<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mogadishu Office<\/p>\n<p dir=\"ltr\">+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p dir=\"ltr\">(<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><\/span><\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Dahabo Maxamed Barre oo ah Madaxa Golaha Wadaniyiinta Soomaaliyeed oo fadhigoodu uu yahay Puntland hasa yeeshee iminka Magaalada Muqdisho ku sugan ayaa sheegtay in R\/wasaarihii hore ee TFG-da Farmaajo lagu qasbay in uu is casilo waxaana Drs: Dahabo Maxamed Barre (Dahabo Wadani) ayaa sheegtay in wax laga xumaado ay tahay R\/wasaarihii Soomaaliya Sarkaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1461","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1461","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1461"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1461\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1464,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1461\/revisions\/1464"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}