{"id":14601,"date":"2013-04-29T23:59:01","date_gmt":"2013-04-29T20:59:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14601"},"modified":"2013-04-30T01:02:21","modified_gmt":"2013-04-29T22:02:21","slug":"augostin-mahiga-oo-xilkii-laga-qaaday-iyo-ergeyga-cusub-ee-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/augostin-mahiga-oo-xilkii-laga-qaaday-iyo-ergeyga-cusub-ee-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/","title":{"rendered":"Augostin Mahiga Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Ergeyga Cusub Ee Soomaaliya Oo Lagu Dhawaaqay."},"content":{"rendered":"<p>D EE QARAMADA<br \/>\nMIDOOBEY OO MAGACAABAY<br \/>\nERGEYGA CUSUB EE BEDELAYA<br \/>\nAUGUSTINE MAHIGA<br \/>\nPOSTED ON APR 29 2013 &#8211;<br \/>\n7:34PM BY MASTER<br \/>\n\u00ab PREVIOUS<br \/>\n|<br \/>\nBANKI MOON XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA<br \/>\nMIDOOBEY AYAA<br \/>\nMAANTA KU DHAWAAQAY<br \/>\nERGEYGA CUSUB EE U QAABILSAN<br \/>\nSOOMAALIYA, KAASOO LOO MAGACAABAY SIYAASI U<br \/>\nDHASHAY DALKA BRITAIN OO<br \/>\nLAGU MAGACAABO NICHOLAS<br \/>\nKAY.<\/p>\n<p>SIDA LAGU SHEEGAY WAR KA SOO BAXAY XAFIISKA<br \/>\nXOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA<br \/>\nMIDOOBEY BAN KI-MOON IN DANJIRE<br \/>\nMAHIGA OO SADDEXDII SANO EE<br \/>\nLA SOO DHAAFAY AHAA ERGEYGA<br \/>\nQARAMADA MIDOOBEY U<br \/>\nQAABILSAN SOOMAALIYA UU<br \/>\nSHAQADA KA TAGI DOONO BISHA<br \/>\nJUNE EE SANADKAN.<\/p>\n<p>BAN KI-MOON AYAA<br \/>\nAMAANAY DADAALKII UU SAMEEYAY MR MAHIGA MUDADII<br \/>\nUU AHAA WAKIILKA QARAMADA<br \/>\nMIDOOBEY, ISAGOO LAGU<br \/>\nAMAANAY SIDA UU UGA QEYB<br \/>\nQAATAY GEEDI SOCODKII NABADA<br \/>\nIYO BARNAAMIJKII ROAD MAP-KA<br \/>\nEE HORSEEDAY IN DOWLAD<br \/>\nRASMI AH LA DOORTO, LAGANA<br \/>\nGUDBO KMG-NIMADA SOO<br \/>\nSOCOTAY 8-DII SANO EE U<br \/>\nDAMBEEYAY.<\/p>\n<p>ERGEYGA CUSUB EE U QAABILSAN<br \/>\nQARAMADA MIDOOBEY<br \/>\nSOOMAALIYA AYAA WAXAA UU<br \/>\nHAATAN HAYAA XILKA<br \/>\nAGAASIMAHA AFRICA EE<br \/>\nWASAARADA ARRIMAHA DIBADA,<br \/>\nWAANA NIN AAD UGU YAQAANAA<br \/>\nSIYAASADA AFRIKA.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>D EE QARAMADA MIDOOBEY OO MAGACAABAY ERGEYGA CUSUB EE BEDELAYA AUGUSTINE MAHIGA POSTED ON APR 29 2013 &#8211; 7:34PM BY MASTER \u00ab PREVIOUS | BANKI MOON XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBEY AYAA MAANTA KU DHAWAAQAY ERGEYGA CUSUB EE U QAABILSAN SOOMAALIYA, KAASOO LOO MAGACAABAY SIYAASI U DHASHAY DALKA BRITAIN OO LAGU MAGACAABO NICHOLAS KAY. SIDA [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14601","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14601","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14601"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14601\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14604,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14601\/revisions\/14604"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14601"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14601"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14601"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}