{"id":14597,"date":"2013-04-29T20:24:54","date_gmt":"2013-04-29T17:24:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14597"},"modified":"2013-04-30T01:22:39","modified_gmt":"2013-04-29T22:22:39","slug":"golaha-waziirada-xukuumada-saacid-oo-magacowday-garsoorka-guud-ee-dalkakana-dooday-xaaladda-qaxootiga-somaleey-ee-ku-nool-yeman","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/golaha-waziirada-xukuumada-saacid-oo-magacowday-garsoorka-guud-ee-dalkakana-dooday-xaaladda-qaxootiga-somaleey-ee-ku-nool-yeman\/","title":{"rendered":"Golaha Warziirada Xukuumadda Saacid Oo Magacowday Garyaqaanka Guud Ee Dalka,Kana Dooday Xaalada Qaxootiga Somaliyeed Ee Ku Nool Yeman."},"content":{"rendered":"<p>Xukuumada<br \/>\nFederaalka Soomaaliya Oo Maanta kulan Ku yeeshey Muqdisho Ayaa Waxa Ay Kaga<br \/>\nhadleen xaaladda nololeed ee qaxootiga Soomaaliyeed ee ku<br \/>\nnool dalka Yemen, waxaana<br \/>\nkulankan shir guddoominayay<br \/>\nRa\u2019iisal Wasaare Cabdi Faarax<br \/>\nShirdoon.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Kulankan ayaa looga<br \/>\nhadlay qodbo ay ka mid ahaayeen, magacaabis<br \/>\nGaryaqaanka Guud, iyo warbixin laga dhegeystay<br \/>\nWasiirka Arrimaha Dibadda<br \/>\nFawsiya Yuusuf Xaaji Aadan taasoo la xariirtay natiijada<br \/>\nkulankii madaxweyne Xasan Sheekh<br \/>\nMaxamuud iyo Uhuru Kenyatta Oo Ah Madaxweynaha Dalka Kenya.<\/p>\n<p>C\/ Shakuur Cali Mire<br \/>\nWasiir kuxigeenka Warfaafinta,<br \/>\nBoostada iyo Gaadiidka oo<br \/>\ngabagabada kulanka la hadlay<br \/>\nwarbaahinta ayaa xusay in goluhu ay warbixin<br \/>\ndhameystiran ka dhegeysteen<br \/>\nWasiirka Arrimaha Dibadda<br \/>\nMarwo Fawsiya taasoo la xariirtay qodobada ay isku<br \/>\nafgarteen madaxweynaha<br \/>\nSoomaaliya iyo madaxweynaha<br \/>\nKenya, isaga oo xusay in diirada<br \/>\nlagu saaray kulankaasi<br \/>\nIskaashiga Amniga ee labada dal,<br \/>\nshirka London, iyo horumarka Dalka.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirada ee<br \/>\nXukuumada ayaa Dhanka Kale  si qotadheer uga dooday xaaladda nololeed ee Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku<br \/>\nnool dalka Yemen, waxaana warbixintan u soo gudbiyay<br \/>\ngolaha Dr.Max&#8217;ed Nuur Gacal Wasiiru dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda.<\/p>\n<p>Waxa Uu Wasiirka xusay in guddigani madax looga dhigay<br \/>\nDr. Gacal, uuna u howlgali doono<br \/>\nsidii xariiro loola sameyn lahaa<br \/>\nhay\u2019addaha caalamiga ah si loo<br \/>\nhelo gurmad ballaaran oo loo<br \/>\nfidiyo dadkaasi Soomaaliyeed Ee Ku Dhaqan Yeman.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Wasiirka ayaa sheegay in goluhu ay aad uga damqadeen xaaladda<br \/>\nadag ee ay ku nool yihiin qaxootigaasi, waxayna isla<br \/>\ngarteen in si deg deg ah dadkaasi xaaladooda loogu<br \/>\nhowlgalo sidii loo samatabixin<br \/>\nlahaa, maadaama buu yiri loo arkay inay ka duwanyihiin<br \/>\nqaxootiyaha kale ee ku nool dalka dibadiisa.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka ayaa<br \/>\ntilmaamay in goluhu ay cod<br \/>\ncaqlabiyad leh ku meel mariyeen<br \/>\nmagacaabista Garyaqaanka Guud<br \/>\nee dalka, waxaana loo<br \/>\nmagacaabay Dr. Cismaan Cilmi<br \/>\nGuuleed (Biikolo) Isagoona<br \/>\nUgu dambeyntii, Wasiirka<br \/>\nkuxigeenka Warfaafinta,<br \/>\nBoostada iyo Gaadiidka<br \/>\nCabdishakuur Cali Mire Uu sheegay in Golaha Wasiirada ay<br \/>\nmeel mariyeen guddiyo ay soo<br \/>\ndiyaarisay Wasaaradda<br \/>\nGarsoorka, kuwaasoo loo gudbin<br \/>\ndoono Golaha Baarlamaanka si<br \/>\nay u ansixiyaan Qodobadaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Federaalka Soomaaliya Oo Maanta kulan Ku yeeshey Muqdisho Ayaa Waxa Ay Kaga hadleen xaaladda nololeed ee qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Yemen, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra\u2019iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon. Sidoo Kale Kulankan ayaa looga hadlay qodbo ay ka mid ahaayeen, magacaabis Garyaqaanka Guud, iyo warbixin laga dhegeystay Wasiirka Arrimaha Dibadda Fawsiya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14597","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14597","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14597"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14597\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14609,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14597\/revisions\/14609"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14597"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14597"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14597"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}