{"id":14592,"date":"2013-04-29T19:59:57","date_gmt":"2013-04-29T16:59:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14592"},"modified":"2013-04-30T01:14:27","modified_gmt":"2013-04-29T22:14:27","slug":"xasan-sh-oo-maanta-ka-soo-dagay-muqdishokana-warbixiyey-kulamo-aan-leesku-afgaran-uu-la-soo-yeeshay-faroolaha-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/xasan-sh-oo-maanta-ka-soo-dagay-muqdishokana-warbixiyey-kulamo-aan-leesku-afgaran-uu-la-soo-yeeshay-faroolaha-puntland\/","title":{"rendered":"Xasan Sh. Oo Maanta Ka Soo Dagay Muqdisho,Kana Warbixiyey Kulamo Aan Leesku Afgaran Uu La Soo Yeeshay Faroolaha Puntland."},"content":{"rendered":"<p>Kulan oo ay labada dhinac maanta wada yeesheen ayaa<br \/>\nnoqdey mid waxyaabihii<br \/>\nPuntland wadatey la isku afgaran<br \/>\nwaayey Iyadoona<br \/>\nsi weyn loogu<br \/>\nkala argti duwaandey arrimaha maamul u<br \/>\nsamaynta dalka, gaar ahaan Jubbooyinka.<\/p>\n<p>Maamulka Puntland Ayaa waxay dooneysey in<br \/>\nshirka London uga qaybgalaan<br \/>\niyaga oo dowlad ah, halka Dowlada federaalkuna Ay doonayeen in Puntland shirkaasi timaado iyaga oo<br \/>\nMadaxda Federaalku wakiil ka tahay martida lagu<br \/>\ncasumaayona Ka Mid Ah.<\/p>\n<p>Qodobadda kale ee sida weyn labada dhinac uga doodeen ayaa ahaa markii Puntland keentey<br \/>\ndastuurka federaalku in uu yahay<br \/>\nmid ka duwan kii ergadu meel<br \/>\nmariyeen Bishii August 2012,<br \/>\nwaxaana ay dalabadeen in la soo<br \/>\nceliyo dastuurkii ergooyinku<br \/>\nansixiyeen beesha caalamkuna<br \/>\nmarkhaantiga ka ahayd Marka La Sameenayay Dastuurka.<\/p>\n<p>Faroolaha puntland ayaa sheegay in labada dhianac<br \/>\nwaxyaabo badana ay isku waafqeen halka waxyaabo<br \/>\nkalena u dhiman yihiin oo laga sii<br \/>\nwada hadli doono, waxyaabaha<br \/>\nla isku waafaqey .<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda<br \/>\nXassan Shiikh Maxamuud ayaa<br \/>\ndhankiisa sheegay, in uu aad ugu<br \/>\nfaraxsan yahay booqashada<br \/>\nPuntland mahadna u celinaayo sida wanaagsan ee loogu soo dhaweeyey Wuxuuna sheegey in waxyaabaha la isku<br \/>\nwaafaqey ay yihiin inta Waxaana safarkiisa uu ku<br \/>\nsheegay mid wadatashi in u<br \/>\nahaa, arrimaha Dastuurka oo uu<br \/>\nsoo hadalqaadey ayuu yiri wixii<br \/>\nla isku ogaa in sidii ay ahaayeen<br \/>\nlaga dhigo ayaa waajib ah<br \/>\ninkasta oo la isku waafqey in<br \/>\ndastuurkuq Qabyo ahaa.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Madaxweynaha ayaa mar uu Sheegay In maamul u samaynta gobolada dalka<br \/>\nAay Tahay arrin muhum ah oo maraysa<br \/>\nwada hadal, waana arimo farsamo sida wax loo Wado.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan oo ay labada dhinac maanta wada yeesheen ayaa noqdey mid waxyaabihii Puntland wadatey la isku afgaran waayey Iyadoona si weyn loogu kala argti duwaandey arrimaha maamul u samaynta dalka, gaar ahaan Jubbooyinka. Maamulka Puntland Ayaa waxay dooneysey in shirka London uga qaybgalaan iyaga oo dowlad ah, halka Dowlada federaalkuna Ay doonayeen in Puntland shirkaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14592","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14592","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14592"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14607,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14592\/revisions\/14607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}