{"id":14576,"date":"2013-04-29T00:36:26","date_gmt":"2013-04-28T21:36:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14576"},"modified":"2013-04-29T01:18:36","modified_gmt":"2013-04-28T22:18:36","slug":"faroole-iyo-xasan-sh-oo-si-wada-jir-ah-shir-jaraaid-ugu-qabtay-garowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/faroole-iyo-xasan-sh-oo-si-wada-jir-ah-shir-jaraaid-ugu-qabtay-garowe\/","title":{"rendered":"Faroole Iyo Xasan Sh. Oo Si Wada Jir Ah Shir Jaraa&#8217;id Ugu Qabtay Garowe."},"content":{"rendered":"<p>MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA<br \/>\nXASAN SHEEKH MAXAMUUD OO<br \/>\nMAANTA GAARAY MAGAALADA<br \/>\nGAROWE AYAA KULAMO GAAR<br \/>\nGAAR AH LA QAATAY<br \/>\nMADAXWEYNAHA PUNTLAND,<br \/>\nIYADOO SHIR JARAA\u2019ID OO WADA<br \/>\nJIR AY QABTEEN AY ISUGU JAWAABEEN HADALO U MUUQDAY KUWO ISKA SOO<br \/>\nHORJEEDAY.<\/p>\n<p>MADAXWEYNE C\/RAXMAAN FAROOLE AYAA SHEEGAY IN MUDDO 8 BILOOD AY SUGAYEEN<br \/>\nMADAXWEYNAHA INUU HALKAN YIMAADO, ISAGOO KU ABAAL<br \/>\nSHEEGTAY KA BIXITAANKA KMG<br \/>\nINAY PUNTLAND BUD DHIGE U AHEYD, WUXUNA  XUSAY IN AYSAN<br \/>\nXILLIGAN DHAMEYSTIRNEYN DOWLADA FEDERAALKA.<\/p>\n<p>MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA<br \/>\nXASAN SHEEKH OO HADALKIISA U<br \/>\nMUUQDAY KUWO JAWAAB U<br \/>\nAHAA HADALKA FAROOLE AYAA<br \/>\nWAXAA UU CADEEYAY IN AAN DIB<br \/>\nLOOGU NOQON WIXII LA SOO MARAY, ISAGOONA XUSAY IN LOO BAAHAN YAHAY IN MARKA HORE<br \/>\nLA FAHMO WIXII U QABSOOMAY<br \/>\nIYO WIXII LAGU HESHIIYAY, ISLA<br \/>\nMARKAANA WAXA DHIMAN AY<br \/>\nCAD YIHIIN<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO MAANTA GAARAY MAGAALADA GAROWE AYAA KULAMO GAAR GAAR AH LA QAATAY MADAXWEYNAHA PUNTLAND, IYADOO SHIR JARAA\u2019ID OO WADA JIR AY QABTEEN AY ISUGU JAWAABEEN HADALO U MUUQDAY KUWO ISKA SOO HORJEEDAY. MADAXWEYNE C\/RAXMAAN FAROOLE AYAA SHEEGAY IN MUDDO 8 BILOOD AY SUGAYEEN MADAXWEYNAHA INUU HALKAN YIMAADO, ISAGOO KU ABAAL [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14576","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14576","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14576"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14580,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14576\/revisions\/14580"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}