{"id":14573,"date":"2013-05-02T17:12:28","date_gmt":"2013-05-02T14:12:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14573"},"modified":"2013-05-03T01:18:08","modified_gmt":"2013-05-02T22:18:08","slug":"maraykanka-oo-dalka-ethiopia-kala-hadlay-xaaladda-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/maraykanka-oo-dalka-ethiopia-kala-hadlay-xaaladda-somalia\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo dalka Ethiopia kala hadlay Xaaladda Somalia."},"content":{"rendered":"<p>Tadros Adhanom  oo ah Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Ethiopia ayaa  kula kulmay magalada Washington dhigisa wadanka maraykanka john keeri ayaa waxa ay soo hadal qaden xaladihi ugu danbeyay wadanka Somalia.<br \/>\nWasarada arimaha dibada wadanka Ethiopia oo kulankasi war saxafaded kasoo saartay ayaa lagu shegay in labada masuul ay soo hadal qaden xaalada dhanka gobolka gaar ahaan nabadenta dalka Somalia.<br \/>\nWasiirka arimaha dibada Ethiopia ayaa u sheegay dhigisa maraykanka in xiligaan loo bahan yahay in lasii laba laabo dagaalka ka dhanka ah al-shabaab.<br \/>\nWaxana uu ka digay in shabaab ay dib isku soo hubayn karaan haadi aan la qaadin goaano kale oo lagu sii wiiqayo awooda xiligaan u harsan al-shabab.<br \/>\nJohn keri wasirka arimaha dibada maraykanka ayaa ku amanay Ethiopia dowrka auy ka cayaareyso arimaha nabadgalyada wadanka Somalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tadros Adhanom oo ah Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Ethiopia ayaa kula kulmay magalada Washington dhigisa wadanka maraykanka john keeri ayaa waxa ay soo hadal qaden xaladihi ugu danbeyay wadanka Somalia. Wasarada arimaha dibada wadanka Ethiopia oo kulankasi war saxafaded kasoo saartay ayaa lagu shegay in labada masuul ay soo hadal qaden xaalada dhanka gobolka gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14573","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14573","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14573"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14573\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14703,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14573\/revisions\/14703"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14573"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14573"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14573"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}