{"id":14568,"date":"2013-04-28T23:12:03","date_gmt":"2013-04-28T20:12:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14568"},"modified":"2013-04-29T01:33:45","modified_gmt":"2013-04-28T22:33:45","slug":"taliska-ciidanka-nabad-galyada-wadooyinka-oo-amar-ka-soo-saaray-gawaarida-sida-xamuulka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/taliska-ciidanka-nabad-galyada-wadooyinka-oo-amar-ka-soo-saaray-gawaarida-sida-xamuulka\/","title":{"rendered":"Taliska Ciidanka nabad galyada wadooyinka oo amar ka soo saaray gawaarida sida xamuulka."},"content":{"rendered":"<p>iyadoo in muda ah cabasho ay ka jirtay dhibaatada ka dhalata Rarka dheeriga ah ee Gadiidka xamuulka ee ka soo baxa Dekkada Muqdisho ayna  shirar badan ay ka yesheyn dhamaan  hey\u2019ada ay quseeso arintan waxaa la joojiyay Rarka dheeriga ah ay la saari jiray Gadiidka xamuulka qaada iyadoona amarkan uu dhaqan galayo 1.5 ee sanadkan.<br \/>\nCali Xersi Barre \u201cCali Gaab\u201d ayaa ka warbixiyay dhibaatooyin uu ku sheegay in ay wili taganyihiin Gawaarida xamuulka qaada ay ka shaqeyaan dagmooyinka Muqdisho taas oo mar luga mamnucaay Rarka xad dhaafka ah ay horay usoo sareyn wilina ay dhaqangilin.<br \/>\nSidoo kale Cali Gaab ayaa intaasi ku daray in talaabo laga qaadayo gaadiidka ku xad gudba amarka ka soo baxay taliska ciidanka nabad galyada wadooyinka.<br \/>\nHadalkan ka soo yeeray Taliska ciidanka nabad galyada wadooyinka ayaa imaanaya xilli muddooyinka u dambeeyay ay soo badaneyaan gawiirada sida xamuulka ka badan intii loogu talagalay kuwaas oo mararka qaar ku rogmado wadooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>iyadoo in muda ah cabasho ay ka jirtay dhibaatada ka dhalata Rarka dheeriga ah ee Gadiidka xamuulka ee ka soo baxa Dekkada Muqdisho ayna shirar badan ay ka yesheyn dhamaan hey\u2019ada ay quseeso arintan waxaa la joojiyay Rarka dheeriga ah ay la saari jiray Gadiidka xamuulka qaada iyadoona amarkan uu dhaqan galayo 1.5 ee sanadkan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14568","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14568","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14568"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14568\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14584,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14568\/revisions\/14584"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14568"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14568"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14568"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}