{"id":14564,"date":"2013-04-28T23:09:12","date_gmt":"2013-04-28T20:09:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14564"},"modified":"2013-04-29T02:07:33","modified_gmt":"2013-04-28T23:07:33","slug":"wafdi-uu-hogaaminayo-gudoomiyaha-baarlamaanka-oo-gaaray-magaalada-istanbul-ee-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/wafdi-uu-hogaaminayo-gudoomiyaha-baarlamaanka-oo-gaaray-magaalada-istanbul-ee-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Norway iyo Aduunyada Saddexaad iyo Danaha ayka Leedahay Waddanka Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p>Waxaan mudda badan aan maqalnay inay Norway ka hadlaysay diilimaha Badda ee aan ku leenahay Badwaynay Hindiya ee looyaqaan (Indian ocean) lakiin waxaa iswaydiin leh maxay Norway karabtaa Soomaaliya Danaheeduse maxay yihiin? Norway waa wadan aad ugu takhasusay sida loo dabar gooyo umadaha dhibaataysan waxayna isku magacawdaa Waddanka uu ku yaalo meesha laga dhiibo Shahaadad loyaqaan (Novel Peace price) taas oo ah meesha lagu shirqoolo umadaha u dagaalama Xuriyadooda lakiin iyagu ay u yaqaanaan hoygii nabada haddaba inaysan Norway ahayn hoygii nabada ayaan rabaa inaan shacabka Soomaaliyeed Aan u cadeeyo iyo waxay thay Norway.<br \/>\nWakhti aan kajoogno 1500 sano kahor waxaa Norway lagu yaqaanay inay Ahaan jireen dad dhamaantood ku nool boob iyo dhac ama ha ahaato wadanka Norway gudahiisa ama dibadiisaba wakhtigaas oo ahaa casrigii loo yaqaan (Viking periode). Vikigingu waxay tagi jireen meel aad uga fog Fog kadibna dad iyo xoolaba way soo dhaci jireen wakhtigaas aan soo Sheegay waa tariikhdoodii hore ee kadib markii waddanka Danmaarki ay Diinta Masiixiga u keentayna waxay ku soo jeesteen dadkii aan dhaladaka Norweejiga ahayn ee kasoo haajiray Badhtamaha Aasiya oo ay kula kaceen Xasuuq Qawmiyadihii lagu xasuuqay Norway waxaa kamid ahaa Dadkii loo Yaqaanay Tataarka, Jibsiga, Saamiiska iyo Kofaarnanka waxaa si toos ah ay Saxaafada Norway u qortaa wakhtigaa dambiyadii laga galay qawmiyadaha Oo hadda farku tiris ku ah waddanaka Norway.<br \/>\nAniga oo tixraacaya tan aan kor kusoo xusay Qarnigii horee labaatanaad Dhamaadkiisii iyo badhtamahiisii Norway waxay danbiya badan ayka Gashay Waddama kuyaal Afrika iyo Aasiyaba hadii aan xuso qaarkood Waxay Kalayihiin Waddanka Falastiin oo laba jeer ay dambi kagaleen taas oo ah Wakhtigii ninkii ladhihi jiray Biraatilii oo ahaa xoghaya guud ee Jimciyada Qaruumaha ka dhaxaysa dhamaadkii kun sagaal boqol Afartameeyadii waxuu Baxshay waddanaka Falastiin mar labaad waxy Samaysay khayaamadii Nabad been benaadkii lagusoo xeragashay Yaasir Carafaad iyo Jabhadii Al- Fatax heshiiskaa oo ay ugu magac dareen (Oslo Agreement) taas oo sabab u Noqtay inay hogaankii Fatax gudaha ay soo Galaan kadibna dhamaantood Lagu gawgawraco sababto ah waxay u Naqdeen xayawaan ay Norway usoo Xeraysay Sahyooniyada kadibana si Sahala loo cidhibtiro waxaa intaa dheer Wixii sir ah oo ay lahayd falastiin oo labaadho dhulkii ay Israaiil ayka baqan Jirtayna maalinba maalinta Kadambaysa ay si badheedha u dhacaan dadkii Lahaana laga xoogo Walibana maraykanka iyo dawladaha waawayna ay u Ilka cadeeyaan Falalaka ayku kacayso Yahuudu.<br \/>\nWaxa kaloon rabaa inaan meshaan kacadeeyo dadka laga tirada Badanyahay ee loyaqaan Taamil Tiger heshiis been benaadkii lagula galay Magaalada Oslo oo ay sabab u ahayd in Jabhadaa oo u soo halgamaysay Xaquuqda dadka Taamilka ah dhamaan la bubursho xataa hogaamiyaheedii Ladiyo waxaana maanta aan ognahay in dhamaan dadkaas laxasuuqay Reer Galbeedkuna gacan lalahayeen dawlada Singaaliiska.<br \/>\nSoomaaliya iyo Danaha Norway.<br \/>\nDadka Soomaliyeed waxa bilaabeen inay yimadaan dalka Norway Dhamaadkii lixdameeyadii lakiin tirada wakhtigaas aad ayay u yarayd siday Dhamaan wakhtigaas u yarayd in dadka Soomaaliyeed u dhofaan wadanka Dibadiisa waxii dhofaana waxay ahayeen dad bad maaxya ah wakhtigaas Lakiin Soomaalidu waxay xoog u soo galeen Norway dhamaadkii Sideetamaadkii gaar ahaan 89 iyo 88 haddba wakhtigaas dadkii soo galay Waxay noqdeen dad dagay waddanka Norway intooda badana waxay Qateen Jinsiyada Norway has ahatee dadkaas waagii baryaba waxaa lagu Hayaa handadaad iyo caga juglayn oo ay aad uga baqdaan ln lagaqaato Ilmaha ayku dhaleen waddanka Norway Intaa kuma eka waxaa loo Adoomiyaa inay ilmahoodu ay noqdaaan kuwa dhaqankooda kataga sidoo Kale waxaa lagla dagaalamaa inay bartaan afkooda waxaa dibada laga Dhigaa bilaa sabab Aabaha Guriga tii oo loo cuskanayo xaquuqda Dumarka Waxaa loo isticmalaa sharcigii Fransiisku markii qaarada Afrika uu Guumaysan jiray oo ah dhaqan gadin haddaba Norway kuma joogsan intaa Oo kali ah ee waxa intaa dheer si toos ah inay rabto inay Diilinta badda aan Kuleenahay dhawr jeer isku dayday inay keenya u xalaalayso tii oo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed waxaysan aqoon u lahayn iskudaydo inay Kadhaadhiciso gaar ahaan sidii badda loo qaadan lahaa qaybta shidaalku ku Jiro.<br \/>\nNorway waddamada ay Sida wayn u Dhacdo.<br \/>\n1. Angoola. Waxay Norway aad u dhacdaa shidaalka badda Angoola Iyagoo Markii hore ku galay meshaa samafal kadibna shirkadooda saliid ee loo Yaqaan (Stat Oil) laaluush badan ay baxsheen kadibna khayraadkii reer Angoola ay iska gurtaan iyaga iyo Maraykanku dadkooduna ayka Baahanyahiin.<br \/>\n2. Itoobiya. waxay qoraal dheer kasoo saareen Hayada loo yaqaan (NORAD) sanadkii 2000 in taliska Itoobiya uu yahay Dikatatr lakiin ay Rabaan Inay caawiyaan Itoobiya sababto ah waxay ku tilmaameen inay Itoobiya Tahay wadan kristana oo barakaysan sidaas awgeed loo Baahanyahay in la taageero siday doonto ha haate waxaa intaa xigay in Shirkada loo yaqaan HYDRO ay Jaaisad siiso Malas Sinawe tii oo Itoobiya ay U iib gayso waxa Dhulka lagu nafaqeeyo shirkadaasna uu macaash badan kasoo galo Norwey Waxaa intaa dheer danaha ay Norway kaleedahay Soomaaliya ku ilaashato.<br \/>\n3. Musaambiik. Norway iyadoo ku gabanaysa waxa loo yaqaan Samafal Ayay Waxay dadka masaakiinta ee reer Musaambiik ku dhaheen waxaan Idiin Horumarinaynaa Beeraha kadibna waxaa laga qaxiyay dadkii Masaakiinta Ahaa ee reer Musaambiik dhulkii ay qodan jireen waligood Taasna Waxay abuurtay meelaha qaarkood inay ka bilaabanto kacdoon Waxayna ku Guulaysteen in dhulkaas Norway qodato waxii kasoo baxana Ay iyadu Leedahay taasna waa siyaasad cusub oo guumaysiya.<br \/>\n4. Nayjeeriya. Wakhtigii uu katalinayay madaxwaynahii Saani Abaaja waxaa Aad uula dagaalamay Ingriiska iyo wadanka Norway iyagoo ku tilmaamaya Taliskaas inuu yahay mid dadkiisa sanduleeyay gaar ahaan iyagoo Cuskanaya dilkii la dilay qoraagii waynaa ee (Kaan Sarawiiwa) lakiin markii Saani Abaaja uu geeriyooday wadankaas waxaa kadhacay isbadal Siyaasadeed kadibna tageeradii ay Norway tageeraysay mucaaridka reer Nayjeeriya waxay uga faaidaysatay inay tiraah waxaan rabnaa inaan maal Galino wadanka Nayjeeriya arintaana wayku guulasteen gaar ahaan Shidaalka Bada kujira taasna waxay sababtay madaxda musuq maasaqa Ah Ee nayjeeriya iyo sharikaadka Norweejiga inay khayraadkii wadanka Afka u Dhigtaan.<br \/>\nNorawy waxay Soomaaliya ka Maagantahay.<\/p>\n<p>Mudo kabadan toban sano waxay Norway ku mashquulsanayd inay hesho Dad Soomaaliya oo dagan waddanka Norway ama dhalsho Norway haysta Inay Adeegsato waxay Wasaarada Arimaha Dibada ee Noraway Soomaalida ukala Qayb qaybisay qabiil qabiil waxayna ka qaadataa Macluumaad shakhsi kasta Oo taga Wasaarada arimah dibada iyadoo Soomaaliduna ay moodayso inay Ka helayaan mashaariic ay wadankii Geeyaan lakiin inta badan waxay kala Kulmaan dad Qabiilada Soomaalida u Yaqaan sida kabadan ninka Somaaligu siduu U yaqaan taasina waxay ku Ridaa argagax shakhsigii soo booqda wasaarada Araimaha dibada ee Noraway waxaa intaa dheer waxay si isdabajoog ah u Qabtaan aqoon Iswaydaarsi ayku magacabaan in Soomaalida uu waxtar u Leeyahay Kadibna fikrada Soomaalida markii ay darsaan ee ay gadhaan Ujeedadooda Waa lagu kala tagaa.<br \/>\nDignini kusocota Madaxda Soomaaliyeed.<br \/>\nWaxsaan ogsoonahay in baryahan dambe aad Norway usoo kordhisay Socdaalada ayku tagaan Soomaaliya markii ugu dambaysayna waxay soo Hadal qaadeen arintii badda ee Kismaayo kadib markii 16 mudane oo Baarlamanka Soomaaliya ay socdaal ku yimadeen Norway waxayna Sheegeen inay 30 malyoon oo dolaar ku kabi donaan qorshaha dhaqaale ee Soomaaliya ee sanadkan waxaana arintaas u daba socdaa inaan haddaba Anigu u caqli celiyo madaxda Soomaaliyeed oo iswaydiinaysa dhaqanka Dadka Norway waxuu yahay Su,aasha leh waxba nama waydiiyaan markii Aynala kulmaan lakiin lacag samafal ah ayunbay nasiiyaan waxaan rabaa Inaan uga digo in Norway wax wayn damacsantahay waxaanan leeyahay Waan baahanahay Bakhti looma cuno ujeedada Norway waa dhaxalkii Awawyadeen ayay rabaan inay naduudsiyaan waxayna ka xunyahiin Dhamaan guumaystayaashii hore ee reer Yurub.<br \/>\nDawlada Soomaaliyeed.<br \/>\n1. Waxaa larabaa inay waydiiso Norway inay sicad u muujiso danaha ay Soomaaliya karabto.<br \/>\n2. Inay joojiso damaca ay maagantahay inay ugu xalaalayso badda Soomaaliyeed wadanka Keenya.<br \/>\n3. In dhamaan Caruurta Soomaaliyeed ay u haysato madax furashada ay Dib ugu soo caliso gacantii waalidkood hadii taas ay dhici waydana waxaa Imaan doonta in waalidku gacantooda ayku aarsdaan maalin maalamaha Kamid ah idinkuna aydan waxka qabankarin. Waxaa intaa raaca gobalada Qaarkood Caruurta aan la,ogayn ee lagasoo xaday dib loogu soo cesho Soomaaliya.<\/p>\n<p>4. In si adag loolasocdo dhaqdhaqaaqa wufuuda Norweejiga ah iyo markii Mudanayaal baarlamanka Soomaaliyeed katirsan booqasho kuyimadaan Waddamada reer yurub loo sameeyo inaysan kukici karin wax dan Soomaaliyeed kasoo horjeeda waxaa intaa dheer inaan qofku u soo safri karin dan Gaar ah waxaa intaa dheer in layareeyo safarada oo lasugo intii wadanku Soo kabanayo.<br \/>\n5. Waa inay waydiisaa dawlada Soomaaliyeed dhamaan waxii qoraal ah ee Waddanka Norway isku dayday inuu ugu xalaaleeyo keenya diilimaha badda Soomaaliyeed.<br \/>\n6. Dawladu waa inay soo ururisaa dhamaan waxii heshiisa ee dawladii Maxamad Siyaad Bare lagalay shirkadihii saliida ee Maraykankaiyo kuwii Holaand.<br \/>\n7. Waa in wakhti la siiyaa oo aan lagu dagdagin heshiis kale intii laga Xasaliniyo amaanka wadanka.<br \/>\n8. Waa in lahelaa khubara Soomaaliyeed oo u carbisan khayraadka Wadanka kujira.<br \/>\n9. Waa in la ururiyaa dhamman khubaradii hore waxii ka hadhay lana hawl Gashaa markay noqoto dhinaca khayraadka iyo kuwii wax ka ogaa Heshiisyadii dawladii hore ee Maxamad Siyaad Bare.<br \/>\n10. Waa in loo diraa waxbarasho dad cusub oo soo barta arimaha Kusaabsan shidaalka kan badda iyo Kan barigaba gaar ahaan waxaa iga Waana ah in loodiro waddanka Shiinaha.<br \/>\n11. Inaan mardambe laga ogalaan in Norway Diilimo baddeed usoo Samayso Soomaaliya si aysan mardambe isugu dayin boobkii ayku guul Daraysteen sidoo kale aan loo ogalaan dad ajinabiya arimahaas oo kale in Lagu aamino.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaan mudda badan aan maqalnay inay Norway ka hadlaysay diilimaha Badda ee aan ku leenahay Badwaynay Hindiya ee looyaqaan (Indian ocean) lakiin waxaa iswaydiin leh maxay Norway karabtaa Soomaaliya Danaheeduse maxay yihiin? Norway waa wadan aad ugu takhasusay sida loo dabar gooyo umadaha dhibaataysan waxayna isku magacawdaa Waddanka uu ku yaalo meesha laga dhiibo Shahaadad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14564","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14564","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14564"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14564\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14588,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14564\/revisions\/14588"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14564"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14564"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14564"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}