{"id":14548,"date":"2013-04-28T00:52:19","date_gmt":"2013-04-27T21:52:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14548"},"modified":"2013-04-28T00:52:19","modified_gmt":"2013-04-27T21:52:19","slug":"mweyne-xasan-sheekh-iyo-wafdi-uu-horkacayo-oo-berito-la-filayo-in-ay-u-amababaxaan-magaalada-garoowe-ee-maamulka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/mweyne-xasan-sheekh-iyo-wafdi-uu-horkacayo-oo-berito-la-filayo-in-ay-u-amababaxaan-magaalada-garoowe-ee-maamulka-puntland\/","title":{"rendered":"M\/weyne xasan sheekh iyo wafdi uu horkacayo oo berito la filayo in ay u amababaxaan magaalada garoowe ee maamulka puntland."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne xasan sheekh oo galabta muqdisho ku soo laabtey kadib kulan uu kula soo yeeshey m\/weynaha dalka kenya uhuro kenyata ayaa berito u ambabaxaya magaalada garoowe ee caasimada u ah maamulka puntland.<\/p>\n<p>M\/weynaha ayaa waxa uu la kulmayaa m\/weyne faroole si ay uga wada hadlaan arimaha dalka gaar ahaan kuwa amniga uuna u gudbiyo warbixin la xiriirta shirki dhawaan ka dhacey ankara ee dalka turkiga kaas oo ay ku heshiiyeen dawlada federalka iyo maamulka s\/land.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale laga wada hadli doonaa arimaha maamul u sameynta kismaayo oo is maandhaaf ba&#8217;ani beryahan ka jirey,waxeyna booqashadani noqoneysaa midii ugu horeysey ee uu xasan sheekh ku tago puntland tan iyo mudadii uu xilka m\/weynenimo hantey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne xasan sheekh oo galabta muqdisho ku soo laabtey kadib kulan uu kula soo yeeshey m\/weynaha dalka kenya uhuro kenyata ayaa berito u ambabaxaya magaalada garoowe ee caasimada u ah maamulka puntland. M\/weynaha ayaa waxa uu la kulmayaa m\/weyne faroole si ay uga wada hadlaan arimaha dalka gaar ahaan kuwa amniga uuna u gudbiyo warbixin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14548","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14548","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14548"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14548\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14554,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14548\/revisions\/14554"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14548"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14548"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14548"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}