{"id":14541,"date":"2013-04-27T23:16:34","date_gmt":"2013-04-27T20:16:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14541"},"modified":"2013-04-28T01:15:04","modified_gmt":"2013-04-27T22:15:04","slug":"hayadaha-amaanka-uganda-oo-ka-digtay-weeraro-al-shabab-ay-ku-qaadaan-dalkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/hayadaha-amaanka-uganda-oo-ka-digtay-weeraro-al-shabab-ay-ku-qaadaan-dalkaas\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adaha Amaanka Uganda oo ka digtay Weeraro AL Shabab ay ku qaadaan dalkaas."},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adaha amaanka gaar ahaan Booliska wadanka Uganda ayaa warbixin ay soo saareen waxay kaga digeen in Xaakadda Al-Shabab ay weeraro ka geysato xarumo muhiim ah oo ku yaala wadankaasi Uganda.<br \/>\nWargalin kasoo baxday Police-ka Uganda ayaa waxaa uu ku sheegay in warbixino ay heleen ay muujinayso  in Al-Shabab ay maleegayaan weeraro qaraxyo loo adeegsanayo oo lagu qaado meelo muhiim ah oo ku yaala wadanka Uganda sida boolisku sheegay.<br \/>\nJudith Nabakooba haweenayda ah Afhayeenka booliska Uganda ayaa sheegtay in hay\u2019adaha amaanka dalkaasi oo dhan la galiyay heegankii ugu sareeyay si looga digtoonaado weeraro ay suurto gal tahay in Kooxda Al-Shabab ka geystaan dalkasi.<br \/>\n \u201cWaxaan helnay warxin ah in Shabab dhameeyeen qorshaha weeraro lagu qaado dhawr xarumood oo dalka Uganda ku yaala xogtaan waxaan ka helnay ilo aanu ku kalsoon nahay waana ka hor tagi doonaa\u201d ayay tiri Judith Nabakooba oo afhayeen u ash booliska Uganda.<br \/>\nAfhayeenadda Booliska Uganda ayaa ka codsatay dadka reer Uganda inay la shaqeeyaan laamaha amaanka haddii ay dareeemaan dhaq dhaqaq lid ku ah amaanka dalkaas.<br \/>\nBishii July 2010 ayaa Al Shabab ay ka gaysatay weerar ay ku dhawaad 100 qof ku dhimatay magaalada Kampala ee dalka Uganda.<br \/>\nUganda ayaa waxaa ka jooga ciidamada ugu badan dalka Somalia kuwaas oo qeyb ka ah howlgalk amidowga Afrika Somalia ee loo yaqaanno Amisom.<br \/>\nWasaaradda Arrimaha dibadda Maraykanka ayaa dhawaan digniin u dirtay muwaadiniinteda oo ku aadan inay u socdaalan dalka Burundi halkaas oo ay dhici karaan in weeraro ay AL SHabab ka gaysato.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adaha amaanka gaar ahaan Booliska wadanka Uganda ayaa warbixin ay soo saareen waxay kaga digeen in Xaakadda Al-Shabab ay weeraro ka geysato xarumo muhiim ah oo ku yaala wadankaasi Uganda. Wargalin kasoo baxday Police-ka Uganda ayaa waxaa uu ku sheegay in warbixino ay heleen ay muujinayso in Al-Shabab ay maleegayaan weeraro qaraxyo loo adeegsanayo oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14541","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14541","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14541"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14556,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14541\/revisions\/14556"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}