{"id":14536,"date":"2013-04-27T23:14:34","date_gmt":"2013-04-27T20:14:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14536"},"modified":"2013-04-28T01:40:40","modified_gmt":"2013-04-27T22:40:40","slug":"rakaabka-ku-safra-wadada-u-dhaxayso-jowhar-iyo-baladweyne-oo-ka-cabanaya-dhac-kooxo-hubaysan-ay-u-gaystaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/rakaabka-ku-safra-wadada-u-dhaxayso-jowhar-iyo-baladweyne-oo-ka-cabanaya-dhac-kooxo-hubaysan-ay-u-gaystaan\/","title":{"rendered":"Rakaabka ku safra wadada u dhaxayso Jowhar iyo Baladweyne oo ka cabanaya dhac kooxo hubaysan ay u gaystaan."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya deegaanada u dhaxeeyo Magaalada Jowar ee gobolka Shabelaha Dhexe iyo magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in rag hubaysan ay wadada u galaan gawaarida BL-ka ee ku safra inta u dhaxayso magaalooyinkaas.<br \/>\nDadka safarleeyda ayaa ka cabanaya rag wata labiska Dagaal yahanada AL Shabab kuwaas oo dhac joogto ah ku haayo sida ay sheegeen gawaarida ku safarta inta u dhaxayso gobolada Hiiraan iyo Shabelaha Dhexe.<br \/>\nRagaan hubaysan ayaa ka qaata rakaabka wax kasto oo hanti ah oo ay wataan isla markaasna dhacaas uu noqday mid joogto ah.<br \/>\nSafarleeyda qaarkood ayaa  ku eedeay dagaal yahanada Al Shabab inay yihiin waxa dhaca u gaysta maadaama goobta ay iyaga ka taliyaan isla markaasna raga dhaca ay ka tirsan yihiin AL Shabab.<br \/>\nMa jiro war taageeraayo sheegashada Rakaabka qaarkood oo ku eedeyaya Dagaal yahanno ka tirsan AL Shabab inay dhacaan safarkooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya deegaanada u dhaxeeyo Magaalada Jowar ee gobolka Shabelaha Dhexe iyo magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in rag hubaysan ay wadada u galaan gawaarida BL-ka ee ku safra inta u dhaxayso magaalooyinkaas. Dadka safarleeyda ayaa ka cabanaya rag wata labiska Dagaal yahanada AL Shabab kuwaas oo dhac joogto ah ku haayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14536","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14536","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14536"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14536\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14559,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14536\/revisions\/14559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14536"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14536"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14536"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}