{"id":14534,"date":"2013-04-27T23:13:39","date_gmt":"2013-04-27T20:13:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14534"},"modified":"2013-04-28T01:56:24","modified_gmt":"2013-04-27T22:56:24","slug":"kenya-iyo-midowga-afrika-oo-ka-wada-hadlay-arrimaha-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/kenya-iyo-midowga-afrika-oo-ka-wada-hadlay-arrimaha-somalia\/","title":{"rendered":"Kenya iyo Midowga Afrika oo ka wada hadlay arrimaha Somalia."},"content":{"rendered":"<p>Kulan ay ku yeesheen magaalada Neirobi Madaxweynaha Dalka Kenya iyo Gudoomiyaha Midowga Afrika ayaa kaga wada hadlay sidii ay dalalka Midowga Afrika wadajir ugu taageeri lahaayeen Somalia.<br \/>\nMadaxweynaha dalka Kenya Uhuru kenyata ayaa kulan uu kula qaatay magaalada Nairobi ee xaruunta dalka Kenya, gudoomiyaha Midowga Africa ninka lagu magacaabo Dr. Nakosazana Dlamini-zuma kuwaasi oo ka wada hadlaye arimaha Somalia iyo sidii loo sii wadi lahaa Taageerada la siinayo dalkaaas.<br \/>\nSida uu Qoray Wargeyska The world street Journal  Hogaamiyaha dowlada Kenya Mr. Kenyata uu aaminsanyahay in danaha Kenya iyo guud ahaanba gobolka geeska Africa  ay ka leeyihiin Soomaalia ay yihiin in Somalia laga dhaliyo nabad,degnansho   iyo xasilooni.<br \/>\nDalka Kenya aya kamid ah dalalka midowga afrika ee ciidamada ka joogo dalka Somalia.<br \/>\nWadahaalka Shirkooda kadib uyuu madaxweyne Uhuru Kenyaata waxaa uu ka dalbaday beesha caalamka in ay taageero buuxda ugu yaboohaan qorshayaasha ay wadaan urur goboleedka IGAD.<br \/>\nDlamini- Zuma oo ah Gudoomiyaha Midowga Africa iyo Madaxweyne Uhuru Kenyata ayaa isla meel dhigay qorshe ku aadan xoojinta cilaaqaadka ganacsi ee ka dhexeeya wadamada gobolka oo Soomaaliya ay ku jirto si loo horumariyo habnololeedka dadka ku nool qaarada Africa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay ku yeesheen magaalada Neirobi Madaxweynaha Dalka Kenya iyo Gudoomiyaha Midowga Afrika ayaa kaga wada hadlay sidii ay dalalka Midowga Afrika wadajir ugu taageeri lahaayeen Somalia. Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru kenyata ayaa kulan uu kula qaatay magaalada Nairobi ee xaruunta dalka Kenya, gudoomiyaha Midowga Africa ninka lagu magacaabo Dr. Nakosazana Dlamini-zuma kuwaasi oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14534","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14534","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14534"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14534\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14562,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14534\/revisions\/14562"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14534"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14534"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14534"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}