{"id":14532,"date":"2013-04-27T23:08:54","date_gmt":"2013-04-27T20:08:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14532"},"modified":"2013-04-27T23:08:54","modified_gmt":"2013-04-27T20:08:54","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuud-oo-kenta-u-ambabay-saakay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuud-oo-kenta-u-ambabay-saakay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Kenta u ambabay Saakay."},"content":{"rendered":"<p>Wafdi uu hogaaminayo Xasan Sheekh Maxamuud oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia ayaa saakay u ambabaxay Magaalada Mombasa halkaasi oo uu Madaxweynaha kula soo kulmi doono dhigiisa dalka Kenya Uhuru Kenyata.<br \/>\nProf.Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho,  iyagoo ku sii jeeday Magaalada Mombasa ee dalka Kenya halkaas oo uu kulan kula qaadan doono dhigiisa dalka Kenya Uhura Kenyata.<br \/>\nMadaxweynaha dalka Kenya Uhuro Kenyatta ayaa martiqaad u fidiyay Madaxweynaha dalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyadoo wada hadal ay labada madaxweyne ku yeelan doonaan magaalo xeebeedka dalka Kenya ee Mombaza.<br \/>\nXubno ka tirsan golahayasha Baarlamanka iyo Wasiirada ayaa sagootiyay Madaxweynaha waxaana horkacayay Guddoomiyaha barlamanka Prof.Maxamed Cismaan Jawaari.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hogaaminayo Xasan Sheekh Maxamuud oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia ayaa saakay u ambabaxay Magaalada Mombasa halkaasi oo uu Madaxweynaha kula soo kulmi doono dhigiisa dalka Kenya Uhuru Kenyata. Prof.Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyagoo ku sii jeeday Magaalada Mombasa ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14532","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14532","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14532"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14533,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14532\/revisions\/14533"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}