{"id":1453,"date":"2011-06-19T11:07:45","date_gmt":"2011-06-19T11:07:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1453"},"modified":"2011-06-19T11:07:45","modified_gmt":"2011-06-19T11:07:45","slug":"farmaajo-oo-ku-dhawaaqay-in-uu-is-casilo-iyo-taageerayaasha-farmaajo-oo-ogaaday-in-soomaaliya-gumeysi-ay-ku-jirto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/farmaajo-oo-ku-dhawaaqay-in-uu-is-casilo-iyo-taageerayaasha-farmaajo-oo-ogaaday-in-soomaaliya-gumeysi-ay-ku-jirto\/","title":{"rendered":"Farmaajo Oo Ku Dhawaaqay In Uu Is Casilo Iyo Taageerayaasha Farmaajo Oo Ogaaday In Soomaaliya Gumeysi Ay Ku Jirto"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\" dir=\"ltr\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/labo-shariif-iyo-farmaajo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1454\" title=\"labo-shariif-iyo-farmaajo\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/labo-shariif-iyo-farmaajo.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"226\" \/><\/a><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Daqiiqado Ka hor ayaa Farmaajo wuxuu ku dhawaaqay in uu iska casilay xilii R\/wasaaronimo wuxuuna sheegay in uu eegayo danta dalka sidaas awgeed ay lama horaan noqotay in uu is casilo wuxuuna sheegay in uu siii joogaya dalka wuxuuna itaa ku daray inuu la dagaalami doono kooxaha TFG-da diidan<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Farmaajo ayaa xilligii uu is casilayay waxaa garab fadhiyay Madaxweyne Shariifka Soomaaliya waxaana Farmaajo wajigiisa ka muuqday cabsi baahsan oo soo wajahdya ka dib markii ay xireen xalay ciidamada shisheeye ee duulaanka Muqdisho ku jooga<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ayaa todobaad ka hor baahisay in Farmaajo uu laheyn awood uu ku sii joogo Muqdisho waxayna taas cadaatay Maanta markii uu si rasmi ah u wareejiyay kursigii TFG-da uu kaga fadhiyay<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Waxaana is Casilaada Farmaajo ay imaaneysa xilli maanta Muqdisho uu soo gaaray Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sh. Aadan<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Dhanka kale dadkii taageersanaa Farmaajo oo u heystay in Soomaaliya ay madax banaantahay ayaa ogaaday in Soomaaliya ay tahay dal la heysto gumeysina ku jira kuwaasoo inta badan go&#8217;aansaday danaha reer galbeedka uu kal leeyahay Soomaaliya isla markaana ay la saftaan Mujaahidiinta Al Shabaab<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Hadaba cidaan ogeyn in Soomaaliya gumeysi ay ku jirto hadaba ogow in Soomaliya Gumeysi ay ku jirto<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u3000<\/p>\n<p><strong><em><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mogadishu Office<\/p>\n<p dir=\"ltr\">+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p dir=\"ltr\">(<\/p>\n<p>\u00a0<\/p>\n<p><\/em><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><strong><em> &amp; <\/em><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Daqiiqado Ka hor ayaa Farmaajo wuxuu ku dhawaaqay in uu iska casilay xilii R\/wasaaronimo wuxuuna sheegay in uu eegayo danta dalka sidaas awgeed ay lama horaan noqotay in uu is casilo wuxuuna sheegay in uu siii joogaya dalka wuxuuna itaa ku daray inuu la dagaalami doono kooxaha TFG-da diidan Farmaajo ayaa xilligii uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1453","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1453","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1453"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1453\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1456,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1453\/revisions\/1456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}