{"id":14520,"date":"2013-04-26T15:41:58","date_gmt":"2013-04-26T12:41:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14520"},"modified":"2013-04-26T19:46:49","modified_gmt":"2013-04-26T16:46:49","slug":"golaha-amaanka-oo-ka-wada-hadlay-xaaladda-dalka-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/golaha-amaanka-oo-ka-wada-hadlay-xaaladda-dalka-somalia\/","title":{"rendered":"Golaha Amaanka oo ka wada hadlay Xaaladda dalka Somalia."},"content":{"rendered":"<p>Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in loo baahan yahay qorshe cusub oo siyaasadeed oo lagu xoojinayo dib u dhiska iyo xasiloonida Soomaaliya kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Newyork.<br \/>\nKulan ay ku yeesheen magaalada Newyork ee xaruunta Qaramada Midoobay xubnaha joogtada ah ee golaha Amaanka  ayaa looga dooday horumarinta iyo taageerada dowladaha Africa oo Soomaaliya ay ku jirto.<br \/>\nJfery felt maan oo u qaabilsan xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Arimaha siyaasadda ayaa ka horjeediyey 15 xubnood oo joogtada ah warbixin ku sabsan arimaha Soomaaliya, feltman ayaa jeediyey hadal intabadan xumbaarsanaa amaanka ku wajahan dowlada federaalka ah ee Soomaaliya oo goluhu uu sheegey in ay ku talaabsanayso horumar dhanka xasiloodinda nabada iyo dib u dhiska ah.<br \/>\nJefri felt man ayaa madasha shirka ka cadeeyay in loo baahanyahay isku duubni caalamka uu muujiyo si loo taageero dowlada Soomaaliya iyo in goluha looga fadhiyo qorshayaal iyo weji cusub oo lagu taageerayo dadaalka Nabadeed ee Soomaaliya ka socda.<br \/>\nShirka ayaa sidoo kale lagu sheegey in dowlada Soomaaliya ee uu hogaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh  ay hirgelinayso Lixda tiir ee siyaasada, oo ay ku jiran xasiloodinda iyo nabada dalka.<br \/>\nLa dagaalanka kooxaha argigixsada ayaa qeyb ka ahaa ajandaha kulanka  Golaha Amanaka ee Qaramada Midoobay ayagoo muujiyey in loo baahan yaha in la adkeeyo amaanka Soomaaliya si looga hortago weerarada argagixsanimo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in loo baahan yahay qorshe cusub oo siyaasadeed oo lagu xoojinayo dib u dhiska iyo xasiloonida Soomaaliya kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Newyork. Kulan ay ku yeesheen magaalada Newyork ee xaruunta Qaramada Midoobay xubnaha joogtada ah ee golaha Amaanka ayaa looga dooday horumarinta iyo taageerada dowladaha Africa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14520","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14520","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14520"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14520\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14525,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14520\/revisions\/14525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}