{"id":14492,"date":"2013-04-25T19:41:17","date_gmt":"2013-04-25T16:41:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14492"},"modified":"2013-04-25T23:43:04","modified_gmt":"2013-04-25T20:43:04","slug":"wafdi-uu-hogaaminaayo-wasiirka-arrimaha-dibadda-dalka-ingiriiska-oo-muqdisho-soo-gaaray-maanta-kulamana-la-leh-madaxda-sare-dowladda-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/wafdi-uu-hogaaminaayo-wasiirka-arrimaha-dibadda-dalka-ingiriiska-oo-muqdisho-soo-gaaray-maanta-kulamana-la-leh-madaxda-sare-dowladda-somalia\/","title":{"rendered":"Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Arrimaha dibadda dalka Ingiriiska oo Muqdisho soo gaaray Maanta kulamana la leh Madaxda sare dowladda Somalia."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta kasoo degay garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho wafdi uu hogaaminayay Xoghayaha Arrimaha dibeda dowlada Britain Willium Hegue.<br \/>\nWafdiga Dalka Ingiriiska ayaa waxaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha wasiiradda Arrimaha dibadda dalka Somalia Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo madax kale oo ka tirsan dowladda Somalia.<br \/>\nAmaanka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa la xoojiyay iyadoo laga cabsi qabo inay ka dhacaan weeraro lala bartilmaameedsanaayo Wafdiga dowladda ingiriska.<br \/>\nRaisul wasaaraha Somalia Cabdi faarax Shirdoon Saacid ayaa gaaray garoonka Diyaaradaha  Muqdisho isagoo halkaas wadahadalo kula leh wafdiga uu hogaaminayo Xoghayaha Arrimaha dibeda dowlada Britain Willium Hegue.<br \/>\nSidoo kale Madaxweynaha Somalia ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha dibadda dalka Ingiriiska WIllium Higue waxaana lagu wadaa in bisha soo aadan May kulan weyn oo marti galinayso dowlada ingiriiska uu ka furmo magaalada London ee dalka ingiriiska.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta kasoo degay garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho wafdi uu hogaaminayay Xoghayaha Arrimaha dibeda dowlada Britain Willium Hegue. Wafdiga Dalka Ingiriiska ayaa waxaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha wasiiradda Arrimaha dibadda dalka Somalia Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo madax kale oo ka tirsan dowladda Somalia. Amaanka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa la xoojiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14492","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14492","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14492"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14492\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14500,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14492\/revisions\/14500"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14492"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14492"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14492"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}