{"id":14437,"date":"2013-04-24T18:23:23","date_gmt":"2013-04-24T15:23:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14437"},"modified":"2013-04-24T18:23:23","modified_gmt":"2013-04-24T15:23:23","slug":"maxkamadaynta-rag-ka-tirsan-al-shabab-oo-muqdisho-ka-bilaabatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/maxkamadaynta-rag-ka-tirsan-al-shabab-oo-muqdisho-ka-bilaabatay\/","title":{"rendered":"Maxkamadaynta Rag ka tirsan Al Shabab oo Muqdisho Ka bilaabatay."},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda Darajada Koobaad ee Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho ka bilowday shalay qaadista dacwad lagu soo oogay inkabadan 15ruux oo ku eedeysan iney ka tirsanyihiin Maleeshiyaadka argigixisada ah ee Al-Shabaab.<br \/>\nIlaa 15 ruux eedeeysanayaal oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Al Shabab ayaa Maxkamadeeyntooda ka bilaabatay magaalada Muqdisho kuwaas oo la sheegay inay ku dhuumaalaysanayeen<br \/>\ndegmooyinka gobalka Banaadir ayaa si rasmi ah uga furantay gelikii dambe ee shalay Maxkamadda Darajada 1aad  ee ciidamada qalabka sida<br \/>\nGarsooraha maxkamada korneel  Maxamed C\/llaahi Muuse Keyse oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in eedeeysanayaashan oo ka kooban wiilal dhalinyarao ah lagu soo qabqabtay hawlgalo dhawaan ay ciidamada qalabka sida  ka sameeyeen degmooyinka gobalka banaadir islamarkaana qabqabashadooda kadib lagu soo baaray xarunta hay\u2019adda nabadsugida Qaranka.<br \/>\nWaa tiradii ugu badneeyd oo marqura  Maxkamad la soo taago eedeesanayaal lala xiriirinayo iney ka tirsanyihiin maleeshiyaadka Shabaab kuwaas oo dhibaatooyin farabadan u geysta ummadda Soomaaliyeed ee dhibaatada kasoo daalay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Darajada Koobaad ee Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho ka bilowday shalay qaadista dacwad lagu soo oogay inkabadan 15ruux oo ku eedeysan iney ka tirsanyihiin Maleeshiyaadka argigixisada ah ee Al-Shabaab. Ilaa 15 ruux eedeeysanayaal oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Al Shabab ayaa Maxkamadeeyntooda ka bilaabatay magaalada Muqdisho kuwaas oo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14437","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14437","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14437"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14437\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14459,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14437\/revisions\/14459"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14437"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14437"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14437"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}