{"id":14434,"date":"2013-04-24T00:57:33","date_gmt":"2013-04-23T21:57:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14434"},"modified":"2013-04-24T03:10:35","modified_gmt":"2013-04-24T00:10:35","slug":"dowladda-uganda-oo-sheegtay-in-ay-soomaaliya-ka-faraneyso-safaarad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/dowladda-uganda-oo-sheegtay-in-ay-soomaaliya-ka-faraneyso-safaarad\/","title":{"rendered":"Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Soomaaliya Ka Faraneyso Safaarad."},"content":{"rendered":"<p>Kulan Ay Yeesheen Baarlamaanka dalka<br \/>\nUgaanda ayaa<br \/>\nwaxaa Hadalkaan Ka Sheegay Xog-hayaha joogtada ah ee<br \/>\nwasaaradda arrimaha dibedda<br \/>\nUganda Danjire James Mugumbe,<br \/>\nWaxaa uu Tibaaxay in maadama<br \/>\nay dowladda Uganda kaalin weyn Ku Leedahay Arimaha<br \/>\nSiyaasada iyo Xasilinta Dalkaasi<br \/>\nAy Lama Huraan tahay in la helo<br \/>\nxarun weyn oo laga taageero ciidanka dalka Uganda ee ku<br \/>\nsugan Soomaaliya Kuwaasoo Xoogaga Al Shabaab Dagaal Kula Jira.<\/p>\n<p>Sidoo Kale James Mugumbe Xog hayaha<br \/>\njoogtada ah ee wasaaradda<br \/>\narrimaha dibadda ee dalka Uganda waxa uu sheegay in uu<br \/>\nsoo gudbin doono<br \/>\nmiisaaniyadda loogu talagalay in lagu Furo Safaarada Dowladda<br \/>\nUgaanda ee Wadanka Soomaaliya oo ay Dowladdaasi Ku Howlan tahay.<\/p>\n<p>Dalka Uganda ayaa waxaa ay<br \/>\nka mid tahay Dowladaha ay<br \/>\nCiidamadu ka Joogaan Dalka<br \/>\nSoomaaliya waliba Ciidanka ugu<br \/>\nBadan ee AMISOM ay ka socdaan<br \/>\ndalka Uganda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan Ay Yeesheen Baarlamaanka dalka Ugaanda ayaa waxaa Hadalkaan Ka Sheegay Xog-hayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibedda Uganda Danjire James Mugumbe, Waxaa uu Tibaaxay in maadama ay dowladda Uganda kaalin weyn Ku Leedahay Arimaha Siyaasada iyo Xasilinta Dalkaasi Ay Lama Huraan tahay in la helo xarun weyn oo laga taageero ciidanka dalka Uganda ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14434","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14434","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14434"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14434\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14458,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14434\/revisions\/14458"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14434"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14434"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14434"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}