{"id":14428,"date":"2013-04-24T00:01:21","date_gmt":"2013-04-23T21:01:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14428"},"modified":"2013-04-24T01:29:52","modified_gmt":"2013-04-23T22:29:52","slug":"deegaanka-afmadow-oo-22-sanno-kadib-garoon-diyaaradeed-yeelatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/deegaanka-afmadow-oo-22-sanno-kadib-garoon-diyaaradeed-yeelatay\/","title":{"rendered":"Deegaanka Afmadow oo 22 Sanno kadib Garoon Diyaaradeed yeelatay."},"content":{"rendered":"<p>Garoonka diyaaradaha magaalada Afmadow ee gobolka Jubada hoose ayaa dib u shaqo bilaabay kadib markii uu in muddo ah xirnaa maamulka degmada Afmadow ayaa ku dhawaaqay in garoonka uu shaqaynayo isla markaane ay si caadi ah usoo caga dhigan karaan diyaaraduhu.<br \/>\nMadaxa arimaha bulshada degmada Afmadow C\/qaadir Aadan Sanjeex oo warfidiyeenada la hadlay ayaa sheegay kadib dayactir qaatay 3 Todobaad oo kaasoo ay iska kaashadeen shacabka  iyo maamulka degmadaas iney suurta galisay in garoonka uu shaqadiisa dib u bilaabo kadib  22 Sano oo uu xirnaa.<br \/>\nMadaxa  arimaha bulshada degmada Afmadow ee gobolka Jubada hoose ayaa sheegay in maamulka iyo shacabka degmadaas ay muujiyeen isku filaansho isla markaane ay go\u2019aansadeen iney gacmaha isqabsadaan kana wada shaqeeyaan horumarka degmadooda.<br \/>\nWuxuuna dhanka kale ka dayriyey xaaladaha caafimaad ee degmada,isagoona tilmaamay in magaalada Afmadow ay ka jirto dhibaato dawo la\u2019aaneed kadib markii ay meesha ka bexeeb hay\u2019ado uu sheegay iney dawooyinka gaarsiin jireen degmada Afmadow,wuxuuna ka dalbaday dowlada Soomaaliya iney adeeg caafimaad la gaarto shacabka ku dhaqan degmada Afmadow.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoonka diyaaradaha magaalada Afmadow ee gobolka Jubada hoose ayaa dib u shaqo bilaabay kadib markii uu in muddo ah xirnaa maamulka degmada Afmadow ayaa ku dhawaaqay in garoonka uu shaqaynayo isla markaane ay si caadi ah usoo caga dhigan karaan diyaaraduhu. Madaxa arimaha bulshada degmada Afmadow C\/qaadir Aadan Sanjeex oo warfidiyeenada la hadlay ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14428","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14428","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14428"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14428\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14441,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14428\/revisions\/14441"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14428"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14428"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14428"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}