{"id":14426,"date":"2013-04-24T00:00:55","date_gmt":"2013-04-23T21:00:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14426"},"modified":"2013-04-24T01:47:06","modified_gmt":"2013-04-23T22:47:06","slug":"qm-iyo-midowga-yurub-oo-dhaleeceyay-dilkii-wariye-maxamed-ibraahin-raage-ay-kooxo-hubaysan-ugu-gaysteen-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/qm-iyo-midowga-yurub-oo-dhaleeceyay-dilkii-wariye-maxamed-ibraahin-raage-ay-kooxo-hubaysan-ugu-gaysteen-muqdisho\/","title":{"rendered":"QM iyo Midowga Yurub oo dhaleeceyay Dilkii Wariye Maxamed Ibraahin Raage Ay kooxo hubaysan ugu gaysteen Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Midowga Yurub ayaa cambaareeyay dilkii loogu gaystay Alleha u naxariistee weriye Maxamed Ibraahim Raage oo ka tirsanaa shaqaalaha warbaahinta dowladda soomaaliya oo lagu dilay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho<br \/>\nMichele Cervone d\u2019Urso ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya<br \/>\nayaa sheegay inuu cambaaraynayo dilka weriyaha Maxamed Ibraahim Raage, wuxuuna dowladda Soomaaliya u soo jeediyay inay howlgeliso guddigii la sheegay in loo xilsaaray barista dilalka weriyeyaasha iyo in caddaaladda la hor keeno kuwii ka dambeeyay dilalka wariyaasha.<br \/>\nErgayga gaarka ah ee migowga yurub Michele Cervone d\u2019Urso waxa uu dowladda ku guubaabiyay inay sugto ammaanka dadka ka shaqeeya warbaahinta.<br \/>\nDhinaca kale wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, danjire Augustine Mahiga isna cambaareeyay dilkii loogu  gaystay magaalada Muqdisho Alle ha u naxariistee weriye Maxamed Ibraahim Raage oo ka tirsanaa oo shalay lagu aasay duleedka Muqdisho.<br \/>\nSidoo kale waxaa isna canbaarayay falkaasi lagu dilay wariye Maxamd Ibraahin Raage danjiraha Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James C. Swan waxaana uu muujiyay muujiyey sida uu uga xun yahay dilka weriyaha oo ka tirsanaa Radio Muqdisho iyo telefishinka qaranka ee SNTV, wuxuuna taci u diray qoyska, ehelada iyo saaxiibbada uu weriyuhu ka geeriyooday.<br \/>\nMidowga Yurub ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu taageero dedaallada wax looga qabanayo xadgudubyada ee lagu dammaanad-qaadayo ammaanka weriyeyaasha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Yurub ayaa cambaareeyay dilkii loogu gaystay Alleha u naxariistee weriye Maxamed Ibraahim Raage oo ka tirsanaa shaqaalaha warbaahinta dowladda soomaaliya oo lagu dilay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho Michele Cervone d\u2019Urso ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay inuu cambaaraynayo dilka weriyaha Maxamed Ibraahim Raage, wuxuuna dowladda Soomaaliya u soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14426","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14426","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14426"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14426\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14443,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14426\/revisions\/14443"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14426"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14426"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14426"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}