{"id":14424,"date":"2013-04-24T00:00:33","date_gmt":"2013-04-23T21:00:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14424"},"modified":"2013-04-24T01:57:55","modified_gmt":"2013-04-23T22:57:55","slug":"deegaano-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-wabisha-shabelle-uu-ku-fatahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/deegaano-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-wabisha-shabelle-uu-ku-fatahay\/","title":{"rendered":"Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan oo Wabisha Shabelle uu ku fatahay."},"content":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan in deegaano fara badan oo hoos yimaada degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan uu wabiga Shabeelle ka sameeyey Fatahaado hor leh oo dhibaato  u geystay dadka ku dhaqan Tuulooyinka uu Fatahaadaha ka sameeyey Wabiga Shabeelle.<br \/>\nMeelaha uu  sida ba\u2019an u saameeyeen Fatahaadaha wabiga Shabeelle ayaa waxaa ka mid ah tuulooyinka ku teedsan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan iyo xaafadaha qaar ee degmada Beledweyne,Fatahaadaha ayaa baabi\u2019iyey dgulbeereed fara badan oo ay tacbadeen dadka ku dhaqan deegaanadaas.<br \/>\nDaadadka Wabiga Shabelleayaa waxaa keenay kadib markii maalmihii u danbeeyey ay gobolkaas is xiriir ah uga da\u2019ayeen roobab lixaad leh kuwaas oo sababay in wabigu uu sameeyo fatahaado,Roobabka guga oo ka da\u2019aya qeybaha kala duwan ee dhulka Soomaalida ayaa waxaa si weyn ugu diirsaday dadka Soomaaliyeed oo ay soo daashadeen abaaro is xigxigay oo naafeeyey shacabka Soomaaliyeed.<br \/>\nBeeralayda dhul beereedka uu baabi\u2019iyey fatahaadaha wabiga Shabeelle ayaa ka dalbaday dowlada Soomaaliya iyo hay\u2019adaha gargaarka iney caawinaad la gaaraan si ay uga samata baxaan dhibaatada kasoo gaartay Fatahaadda wabiga Shabeelle .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan in deegaano fara badan oo hoos yimaada degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan uu wabiga Shabeelle ka sameeyey Fatahaado hor leh oo dhibaato u geystay dadka ku dhaqan Tuulooyinka uu Fatahaadaha ka sameeyey Wabiga Shabeelle. Meelaha uu sida ba\u2019an u saameeyeen Fatahaadaha wabiga Shabeelle ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14424","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14424","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14424"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14424\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14447,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14424\/revisions\/14447"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}