{"id":14421,"date":"2013-04-23T23:58:57","date_gmt":"2013-04-23T20:58:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14421"},"modified":"2013-04-24T01:50:48","modified_gmt":"2013-04-23T22:50:48","slug":"gaari-marayay-wadada-u-dhaxeyso-muqdisho-iyo-afgooye-oo-rasaas-qasaaro-gaysay-lagu-furay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/gaari-marayay-wadada-u-dhaxeyso-muqdisho-iyo-afgooye-oo-rasaas-qasaaro-gaysay-lagu-furay\/","title":{"rendered":"Gaari Marayay Wadada u dhaxeyso Muqdisho iyo Afgooye oo Rasaas Qasaaro gaysay lagu furay."},"content":{"rendered":"<p>Wararka imaanaya wadada xiriirisa Magalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ayaa sheegaya in Agagarka Halka loo yaqaanno Sarkuusta ay Kooxo Hubaysan rasaas ku fureen Gaari rakaab ah oo marayay wadadaaas isla markaasna qasaaro xoogan uu ka dhashay Weerarkaas.<br \/>\nHabeennimadii xalay ayay ahayd markii gaari Nuuca  HOMY marayay deegan u dhaxeeyo Xamar iyo Afgooye ay rag hubaysan oo aan heybtooda la aqoon ay ku fureen rasaas isla markaasna ay rasaastaas inka badan shan qof ay ku dhaawacantay halka tiro ka yar intaas ay ku dhimatay rasaastaas.<br \/>\nRagga la sheegay inay rasaasta ku fureen ayaa xernaa ama ku labisnaa dareeska Ciidanka Dowladda Somalia waxaana ay doonayeen inay dhac u gaystaan gaarigaas laakin wadihii gaariga ayaa diiday inuu joojiyo kadib markii ay ku amreen isagoo lasoo cararay gaariga kadibna ay rasaas fureen ragas.<br \/>\nMaalinamadii shalay ayay ahayd markii Wasiirka Gaashandhigga la weydiiyay Su\u2019aal ahayd ciidamada dowladda oo dhibaato ku hayo Shacabka iyo qorshaha kaga degan ayaa sheegay in Maxkamadda ciidamada qalabka sida ay u xilsaaran tahay inay cadaaladda horkeento askarigii isku daya inuu dhibaato ka gaysto dadka iyo dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka imaanaya wadada xiriirisa Magalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ayaa sheegaya in Agagarka Halka loo yaqaanno Sarkuusta ay Kooxo Hubaysan rasaas ku fureen Gaari rakaab ah oo marayay wadadaaas isla markaasna qasaaro xoogan uu ka dhashay Weerarkaas. Habeennimadii xalay ayay ahayd markii gaari Nuuca HOMY marayay deegan u dhaxeeyo Xamar iyo Afgooye ay rag hubaysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14421","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14421","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14421"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14421\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14445,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14421\/revisions\/14445"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14421"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14421"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14421"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}