{"id":14419,"date":"2013-04-23T23:54:08","date_gmt":"2013-04-23T20:54:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14419"},"modified":"2013-04-24T02:00:45","modified_gmt":"2013-04-23T23:00:45","slug":"qarax-uu-ku-geeriyooday-sarkaal-ka-tirsan-nabad-sugida-oo-ka-dhacay-magaalada-bweyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/qarax-uu-ku-geeriyooday-sarkaal-ka-tirsan-nabad-sugida-oo-ka-dhacay-magaalada-bweyn\/","title":{"rendered":"Contact Group oo Sheegay inay dhaqalo u diyaariyeen Dowladda Somalia."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha kooxda Xiriirka Caalamiga Doona Hobkinis ayaa Sheegtay in Kooxdu ay Diyaarisay Dhaqaale aad u Fara badan oo la siinayo Dowlada Somalia si Dalka Somalia oo Mudo dheer ku soo Jira Bur Bur iyo Dagaalo iminka  Dib u dhis loogu sameeyo  .<br \/>\n \u201cWaxaa Caalamku doonayaa in Somalia la caawiyo waliba lagu caawiyo lacago fara badan  wadamada ka shaqeeya Hor marka ayaa arintaan aad ugu howlan  waa u baahan tahay Somalia in la caawiyo waxaan Rajeynayaa in aysan Wax Caqabado ah la kulmi donin Dadaalada aan wadno Kulankeena ka dhacaya  Bisha may Magaalada WashinG Ton  ayaan uga hadli doonaa Arimaha Somalia Waxaana ka soo qayb gali doona Madaxweynaha Somalia oo aanu ku Casuumnay \u201c ayay Tiri Haweeneyda Madaxda Ka Ah ICG-da.<br \/>\nSanad kasta ayay Kooxdaan Waxaa ay Yeeshaan Shir Sanadle ah oo ay Diirada Ku Saaraan Xaalada wadanka Somalia waxaana Kulanka Soo Socda lagu wadaa in loogu Yaboohi Doono Wadanka Somalia Lacago aad u fara Badan oo ay Bixinayaan Wadamada daneeya Arrimaha Somalia Iyo Hay\u2019ado. Sida ay sheegtay Doona Hobkinis oo ah Gudoomiyaha Kooxda International Contect Group ICG.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha kooxda Xiriirka Caalamiga Doona Hobkinis ayaa Sheegtay in Kooxdu ay Diyaarisay Dhaqaale aad u Fara badan oo la siinayo Dowlada Somalia si Dalka Somalia oo Mudo dheer ku soo Jira Bur Bur iyo Dagaalo iminka Dib u dhis loogu sameeyo . \u201cWaxaa Caalamku doonayaa in Somalia la caawiyo waliba lagu caawiyo lacago fara badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14419","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14419","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14419"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14419\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14449,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14419\/revisions\/14449"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14419"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14419"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14419"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}