{"id":14399,"date":"2013-04-23T23:34:03","date_gmt":"2013-04-23T20:34:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14399"},"modified":"2013-04-24T02:07:47","modified_gmt":"2013-04-23T23:07:47","slug":"cllaahi-abyan-nuurwaxaan-ku-guuleysanay-inaan-ka-cirib-tirno-cudurkii-shuban-biyoodka-xabsiga-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/cllaahi-abyan-nuurwaxaan-ku-guuleysanay-inaan-ka-cirib-tirno-cudurkii-shuban-biyoodka-xabsiga-dhexe\/","title":{"rendered":"&#8220;C\/llaahi Abyan Nuur&#8221;Waxaan Ku Guuleysanay Inaan Ka Cirib Tirno Cudurkii Shuban Biyoodka Xabsiga Dhexe."},"content":{"rendered":"<p>Xafladaani Maanta lagu qabtay Xabsiga Dhexe ee Magaaladda Muqdisho oo ay ka<br \/>\nqayb galeen mas.uuliyiin<br \/>\nxukuumada Soomaaliya ka Tirsan laguna maamuusayay dabar jarka cudurka Shuban biyoodka oo<br \/>\nxabsiga Dhexe Ee Muqdishoku dilay 4 ruux oo maxaabiis aheyd waxaana halkaa looga dhawaaqay in cudurkaasi laga cirib tiray Xabsiga Dhexe.<\/p>\n<p>Ducaale Aadan Agaasimaha waaxda<br \/>\nCaafimaadka wasaaradda<br \/>\nadeegga Bulshada<br \/>\noo hadal Ka jeediyay Munaasabada ayaa ku<br \/>\ndhawaaqay in laga Cirib Tiray cudurka shuban biyoodka<br \/>\nXabsiga dhexe oo dhawaan ka<br \/>\ndilaacay Cudurkaasi.<\/p>\n<p>Agaasimaha Ayaa Waxaa uu Sheegay In dabar jarka<br \/>\nCudurka ay ka qayb qaateen hay\u2019addaha caafimaadka ee ka<br \/>\nhowlgala dalka Soomaaliya<br \/>\nIsagoona Beeniyay in Muqdisho uu ka dilaacay Cudurka Shuban Biyoodka Loo Yaqaano.<\/p>\n<p>C\/llaahi Abyan Nuur Wasiirka Garsoorka Somalia ayaa Waxaa uu Sheegay in Cudurkaan ay dad<br \/>\nUgu Geriyoodeen Xabsiga dhexe<br \/>\nhadana Nasiib wanaag laga Cirib<br \/>\nTiray Isagoo intaa ku daray in La Abaal Marin Doono hay.adihii ka qayb qaatay Cirib<br \/>\nTirkiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafladaani Maanta lagu qabtay Xabsiga Dhexe ee Magaaladda Muqdisho oo ay ka qayb galeen mas.uuliyiin xukuumada Soomaaliya ka Tirsan laguna maamuusayay dabar jarka cudurka Shuban biyoodka oo xabsiga Dhexe Ee Muqdishoku dilay 4 ruux oo maxaabiis aheyd waxaana halkaa looga dhawaaqay in cudurkaasi laga cirib tiray Xabsiga Dhexe. Ducaale Aadan Agaasimaha waaxda Caafimaadka wasaaradda adeegga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14399","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14399","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14399"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14399\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14455,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14399\/revisions\/14455"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14399"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14399"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14399"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}