{"id":14391,"date":"2013-04-22T18:06:39","date_gmt":"2013-04-22T15:06:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14391"},"modified":"2013-04-22T18:06:40","modified_gmt":"2013-04-22T15:06:40","slug":"barlamanka-oo-maanta-suaalo-waydiinaya-wasiirka-gaashandhigga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/barlamanka-oo-maanta-suaalo-waydiinaya-wasiirka-gaashandhigga\/","title":{"rendered":"Barlamanka oo Maanta Su\u2019aalo Waydiinaya Wasiirka Gaashandhigga."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa lagu wadaaa in uu hortago Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wasiirka Gaashandhigga dowladda Somalia C\/kariin Xaaji Fiqi si ay su\u2019aalo ku weydiiyaan  Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<br \/>\nC\/kariin Xaaji Fiqi oo ah wasiirka gaashandhigga dowladda Somalia ayaa lagu wadaa in uu maanta hortago Barlamanka si ay su\u2019aalo ku saabsan waxqabadka Wasaarada u weydiiyaan mudanayaal ka tirsan Baarlamanka.<br \/>\nLabadii maalin ee ugu dambeysay ayaa barlamanka hortagay isla markaasna su\u2019aalo weydiiyeen Ra\u2019iisul Wasaraha iyo Wasiirka arrimaha gudaha iyo Amniga qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa lagu wadaaa in uu hortago Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wasiirka Gaashandhigga dowladda Somalia C\/kariin Xaaji Fiqi si ay su\u2019aalo ku weydiiyaan Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. C\/kariin Xaaji Fiqi oo ah wasiirka gaashandhigga dowladda Somalia ayaa lagu wadaa in uu maanta hortago Barlamanka si ay su\u2019aalo ku saabsan waxqabadka Wasaarada u weydiiyaan mudanayaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14391","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14391","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14391"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14391\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14392,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14391\/revisions\/14392"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14391"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14391"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14391"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}