{"id":14389,"date":"2013-04-22T18:05:15","date_gmt":"2013-04-22T15:05:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14389"},"modified":"2013-04-22T18:27:35","modified_gmt":"2013-04-22T15:27:35","slug":"marxuum-wariye-maxamed-ibraahin-raage-oo-maanta-lagu-aasayo-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/marxuum-wariye-maxamed-ibraahin-raage-oo-maanta-lagu-aasayo-muqdisho\/","title":{"rendered":"Marxuum Wariye Maxamed Ibraahin Raage oo Maanta lagu Aasayo Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Raage2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Raage2.jpg\" alt=\"\" title=\"Raage2\" width=\"264\" height=\"191\" class=\"alignleft size-full wp-image-14408\" \/><\/a>Waxaa lagu wadaa in Maanta lagu aaso magaalada Muqdisho Alaha u naxaristo Wariye Maxamed Ibraahin Raage oo shalay kooxo hubaysan ay ku dileen Xaafadiisa oo ku tiilay degmada Dharkeenley ee gobolka Banadir.<br \/>\nMarxuum Maxamed Ibraahin Raage ayaa ka tirsanaa Wariyayaasha Warbaahita dowladda ka shaqeeyo gaar ahan Idaacadda iyo TV-ga Qaranka.<br \/>\nAaska Allaha u naxariistee Maxamed Ibraahim Raage oo ka dhicidoona Magaalada Muqdisho ayaa lagu wada iney ka soo qeybgalaan mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowlada, Suxufiyiin iyo qeybaha bulshada.<br \/>\nWariye Maxamed Ibraahin Raage Ayaa ifka kaga tagay labo carruur iyo hal Xaas ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa lagu wadaa in Maanta lagu aaso magaalada Muqdisho Alaha u naxaristo Wariye Maxamed Ibraahin Raage oo shalay kooxo hubaysan ay ku dileen Xaafadiisa oo ku tiilay degmada Dharkeenley ee gobolka Banadir. Marxuum Maxamed Ibraahin Raage ayaa ka tirsanaa Wariyayaasha Warbaahita dowladda ka shaqeeyo gaar ahan Idaacadda iyo TV-ga Qaranka. Aaska Allaha u naxariistee Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14389","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14389","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14389"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14389\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14412,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14389\/revisions\/14412"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14389"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14389"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14389"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}