{"id":14341,"date":"2013-04-20T16:36:20","date_gmt":"2013-04-20T13:36:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14341"},"modified":"2013-04-20T23:57:39","modified_gmt":"2013-04-20T20:57:39","slug":"al-shabab-oo-lagu-eedeyay-weerarkii-magalada-garisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/al-shabab-oo-lagu-eedeyay-weerarkii-magalada-garisa\/","title":{"rendered":"Al Shabab oo lagu eedeyay Weerarkii Magalada Garisa."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada amaanka gaar ahaan Booliska wadanka Kenya ayaa sheegay in weerar lagu qaaday hotel ku yaala magalada gaarisa oo dhacda goob u dhaw soodinta Somalia iyo Kenya ay wadagaan ay ka danbeeyen dagalamayaal ka tirsan xarakada al-shabab ee Somalia ka dagaalanta.<br \/>\nShabakadda ABCnews ee laga leeyahay maraykanka ayaa soo xiganaya taliyaha boliska wadanka Kenya Vitalis Okumu oo sheegay in qof cabsana uu geestay weerarkasi hotelka lagu qaaday waxana uu tilmaamay in ay dhici karto in uu yahay qof taagero u ah al-shabab.<br \/>\nVitalis Okumu ayaa shaca ka qaaday in weerarka noocasi oo kala ah uu rumaysan yahay in uu xirir la leeyahay howgalka milateri oo ay ciidamada Kenya u jogaan gudaha Somalia si ay mesha uga saaran dagalamayaal al-shabab ah oo ku kacsan dowlada Somalia iyo ciidamada nabad dhaliyaasha ah ee taabacsan ururka midawga afrika.<br \/>\nWerarkasi lagu qaaday hotelka ku yaala magaalada gaarisa ayaa waxa ku geeriyootay ugu yaraan 9-qof.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada amaanka gaar ahaan Booliska wadanka Kenya ayaa sheegay in weerar lagu qaaday hotel ku yaala magalada gaarisa oo dhacda goob u dhaw soodinta Somalia iyo Kenya ay wadagaan ay ka danbeeyen dagalamayaal ka tirsan xarakada al-shabab ee Somalia ka dagaalanta. Shabakadda ABCnews ee laga leeyahay maraykanka ayaa soo xiganaya taliyaha boliska wadanka Kenya Vitalis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14341","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14341","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14341"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14341\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14348,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14341\/revisions\/14348"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14341"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14341"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14341"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}