{"id":14334,"date":"2013-04-20T16:30:42","date_gmt":"2013-04-20T13:30:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14334"},"modified":"2013-04-21T01:42:21","modified_gmt":"2013-04-20T22:42:21","slug":"kooxda-al-shabab-oo-sheegay-inay-dileen-inka-badan-100-sirdoonka-somalia-sanadkaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/kooxda-al-shabab-oo-sheegay-inay-dileen-inka-badan-100-sirdoonka-somalia-sanadkaan\/","title":{"rendered":"Kooxda AL Shabab oo Sheegay inay dileen inka badan 100 Sirdoonka Somalia sanadkaan."},"content":{"rendered":"<p>Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta ee Xarakada Al-Shabaab laguna faafiyay barta Twitter-ka ayaa lagu sheegay in Afartii Bilood ee lasoo dhaafay ay Ciidamo  si gaar ah u tababaran oo ka tirsan Al-Shabaab  laguna Magacaabo \u201cGuutada Maxammad Ibn Maslamah\u201d  ay howlgallo qorshaysan ka fulinayeen  Magaalada Muqdisho kaas oo lagu beegsanayay  Madaxda, Saraakiisha iyo guud ahaan dadka ka shaqeeya Hay\u2019ada Sirdoonka ee Dowlada Somalia .<br \/>\nCiidamadaan  ayaa waxay bilowgii Bishii Janaayo ee 2013 bilaabeen weeraro ay  beegsanayeen  Hay\u2019adaha Ammaanka ee XukuumadaSomalia , kuwaas oo ay w<br \/>\nadamada Gaalada ah gaar ahaan kuwa reer Galbeedku  soo tababareen, dhaqaalahana siiyaan una soo  carbiyeen  si  ay u ilaaliyaan danaha Gaaladu ay dalkeena ka leedahay,  isla markaana ay u dhibaateeyaan dadka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah\u201d ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.<br \/>\nWarsaxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in tan iyo waqtigaas ay Guutadan ku guulaysatay in ay dilaan tiro gaaraysa 127 xubnood oo ka tirsan Sirdoonka Dowladda  kuwaas oo isku jira Madax sar-sare, Shaqaale heer dhexe ah iyo Jawaasiis bulshada ku dhex jirtay , dilalkaas oo intooda badan ay ka dheceen Magaalada Muqdisho<br \/>\nAl Shabaab  ayaa qoraalka ay soo saareen ku sheegay in weerarada lixaadka leh iyo ugaarsiga ay ku hayaan Sirdoonka Dowladda  ay keentay in ay si aad ah u daciifto awoodii ay Hay\u2019adaha Ammaanku lahaayeen isla markaana ay awoodi waayaan in ay wax ka qabtaan shaqadii loo xilsaaray ee ahayd in ay Ammaanka Magaalada Muqdisho ilaaliyaan, sidaas daraadeedna ay halkaas ka dhalatay in inta badan madaxdii hay\u2019adahaas ay shaqada iska Casilaan  ayaa lagu yiri war saxafadeeda shabaab ka soo baxay .<br \/>\n \u201cWeerarada  xiriirka ah iyo Dhimashada faraha badan ee soo gaartay  Laama amaanka waxay keentay in ay wiiqmaan Sirdoonka DF ayna shaqada iskaga Tagaan inta badan Madaxdoodii Sirdoonka ,  ilaa ugu dambayntii shaqada laga cayriyay Agaasimihii Nabadsugida Axmad Moallim Fiqi, ilaa iyo hadana ma jiro wax masuul ah oo xilkaas loo magacaabay\u201d. Ayaa lagu sheegay qoraalka in kastoo Xilkaas uu la wareegay Agaasime Cusub .<br \/>\nWeerarada ay fulinayaan Guutada Maxammad Ibn Maslamah oo ah Ciidan markii ugu horeysey magacooda la maqlo ayaa lagu sheegay in ay  qayb ka tahay dagaalka Jihaadka ah ee ay AlShabaab Soomaaliya kula jiraan Ciidamada AMISOM   iyo Ciidamada Soomaalida Kuwaa oo wadankeena kala dagaalamaan Shareecada Islaamka ayna ka hirgeliyaan waxa loogu yeero  Dimuquraadiyada  ayaa AlShabaab ku Sheegeen War Saxaafadeedlaan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta ee Xarakada Al-Shabaab laguna faafiyay barta Twitter-ka ayaa lagu sheegay in Afartii Bilood ee lasoo dhaafay ay Ciidamo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan Al-Shabaab laguna Magacaabo \u201cGuutada Maxammad Ibn Maslamah\u201d ay howlgallo qorshaysan ka fulinayeen Magaalada Muqdisho kaas oo lagu beegsanayay Madaxda, Saraakiisha iyo guud ahaan dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14334","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14334","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14334"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14334\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14372,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14334\/revisions\/14372"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14334"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14334"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14334"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}